Home » Entertainment » Vidya Balan Oo la Xanuusan Jaceyl Ay U Qaaday Filim Soo Saaraha Roy Kapoor Iyo Arooskoda Oo Dhacaya 14-decmber

Vidya Balan Oo la Xanuusan Jaceyl Ay U Qaaday Filim Soo Saaraha Roy Kapoor Iyo Arooskoda Oo Dhacaya 14-decmber

Wararkii xanta ahaa ee atrashiida Vidya Balan la xiriirinayay in jaceyl kal iyo laab ah uu kala dhaxeeyo Siddhartha Roy Kapoor ayaa haatan waxa ay Vidya si rasmi ah u shaacisay in ay la aqal galeyso.

 
Roy Kapoor ayaa ah flim soo saare horayna laba guur ayuu u soo maray halka Vidya Balan aysan waligeed guursan
Si waliba oo ay ahaato arooska Vidya Balan ayaa dhacaya 14-december , waxaana weli kala cadeyn halka xaflada arooska ka dhaceyso gobolada South Indian Style am Punjabi One iyadoo labadaas gobol ay ka soo wada jeedaan .

 
War soo baxayna waxa uu sheegayaa in xaflada arooska ay ka soo qeyb galayaan kaliya saaxibadooda aadka ay isugu dhaw yihiin iyadoo hor dhaca xaflada ay bilaabaneyso 11- december .

Alcarabiya.com

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>