Mar kale kulan wanaagsan ku soo dhawaada qeyb cusub oo SMS LOVE ama Fariimo Jaceyl oo shabakada alcarabiya u fududeyso aqristayaahseeda dhanka SMS Love sida weyn y xiiseeya .
1-Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka ugu soo baxday , Dhibicdii ilinta aheyd waxa ay iigu jawaabtay waxaa jira qof aad u qurxoon oo indhahaada aad siiyay , marka aniga boos iigama banaana indhahaada .
2-Ogaaw macaan in xariirka uusan aheyn Game la ciyaarayo , ma ah eray la iska yiraahdo , ma ah mid bilaawda March oo dhamaanaya May , ogaaw waa beri ,waa shalay , waa maanta waa mar waliba.
3-Haddii aad fariintaan tir-tirto taasi waxa ay i tusineysa in aad i jeceshahay ,haddii aad save gareysato waxa iyana ay ii muujineysa in aad ii baahan tahay ,haddii aad iska indha tirtana waxa ay ii muujineysa in aad ii xiistay .. hadaba wax aad sameyn kartid ma jirto lol .
4-Mararka qaar indhaheyga waxa ay ka maseeraan qalbigeyga , ma garaneysaa sababta maxaa yeelay mar waliba waxaad u dhawdahay qalbigeyga indhaheygana waad ka fog tahay(waan u xiisay aragtidaada.).
5- Ogaaw qaali jaceylka aan ku qabo ma dhimanayo ama ma dhamaanayo inta qoraxda qaboow ka noqoneyso xidigahana ka baaba`ayaan .
6- macaan ha siin Passwordka jaceylkeena ama xariirkeena qof maxaa yeelay haddii aad tiraahdo Passwordka waxa waaye I LOVE YOU taasi micnaheedu waxa ay tahay in uu igala ka wareegayo isla markaana aad ka baxeysid gacanteyda( Jaceylkaan qof kale ha iga siin)
7- Macaan waxaan doonayay in aan jaceylka aan ku hayo kugu soo dhiibo Pastman (kuwo warqadaha qaada) balse waxa uu igu yiri aad ayuu u culus yahay.
Aqriste sidee u aragtaa fariimahaan waa inoo muhiim fikirkaada , alcarabiya u adeegaha buslahda waa hoyga arimaha bulshada .
Claahi yare
April 28, 2013 at 9:11
Masha allah alla haidin daayo walalha al carabiya dhamtin
zizou
December 12, 2012 at 9:11
waw waxaasaa hadal macaana
Baazi
November 22, 2012 at 9:11
Waa arin cajiib ah runti waa arin qofkasto bibni,aadan ah ku abuuraya xubbi aniga waxaan kamid ahay aqristayasha al carabiya ladhacsan ereyada mcn ee aad soo qortaaan waxaan idin leeyahay dad badan ayaa isku keeynten oo horoy uka baqayey halkiina kasii wadaa waa arin muhiim oo bulashada ee lariyaaqee
The star
November 20, 2012 at 9:11
Asc.
dhamaan akhyaarta akhrista webkani wanaagsan oo uga faaideya dhalanyarta soomaaliyeed oo jaceel wadaaga ah.
waxaan aalada alcarabiya weydiinaya sababa ay u ogoleen in la save gareesto messageka wayo dadka qaar wey ku dhibtahay dib uqorista mana awoodan
Mida kale anigu waan akhaana sida loo save gareeyo qoraalka noocano kale xitaa hadii la xiro khaasatan sidaan marka soo mafiicna in aad dad weenaha aan garaneenin u fududeesan savinta qoraal
mahadsanid
caqil yare
June 9, 2012 at 9:11
asc dhaman bahda alcarabiya iyo asxabata ku tixan waxan alcarabiya waydinayaa o in laiga cawiyo rabaa gabar ayan jeclahy marki an hor tagana wax an iraah ma garanayo waba dhidida hadi an wajigeda arko talo ayaa idinka raba all somaliwayn iyo alcarabiya
waayo arag
November 14, 2012 at 9:11
asc dhamaan aqyaarta aaqil waxaad sheegeysid wey jiraan weyna dhacdaa marmarka qaarkiis lkn aniga waxan dhihi karaa wey kaa burji badan tahay sidas darteet ha uga harin isku dhiira gali sida aad ula hadli laheyd muhiimada ma ahan artida koowaad inaad jeceelkaada u sheegato lkn isku day inaad marara badan la hadasho nolosheeda wax ka fahanto si ey kuugu sahlanaato jeceelkaada sheegashadiisa
Haldha
June 8, 2012 at 9:11
Waaw waa erayo muhiim ah! Lkn mid ogaada qalbiga wax jecel erayaduu u adeegsan lahaa lamaanihiisa lama soobaro website lagama soo aqriyo iyagaa sidii dhibcaha roobka kuugu sooda,aya uurkaga wuxuu gocanayaa afku ku gabyaa. Alcarabiya waa dad aad uwanaagsan waxeyna caawinayan dadka wax jecel hadana aan aqoonin waxey adeegsan lahaayen
Suraj binu ajey
June 7, 2012 at 9:11
Waah waah waxaas ayaa kaa eraya war hada ayaaba udiraa mcntntdyda oo waaba idhiira galiseen
Mahamed cali falaax
June 7, 2012 at 9:11
Waxaan is weydiya sababta ay dadka wax u jecladaan? Sido kale waxaxan is weydiya sababta ay dadku diyar u yihiin qof kale u dhintaan?
Issack Hussein
June 6, 2012 at 9:11
Waa mahsantihin si wanagsan ayaan ooga faideysanee.
mahad
June 5, 2012 at 9:11
maa sha allah, waad mahad santihiin sida aad noogu soo gudbiseen arimaha bulshada
mohamed farah warsame
June 4, 2012 at 9:11
wad mahadsantihin dhamman howlwadenada website alcarabiya
waxan leyahay saxibayaal aad iyo aad ayaan ugu hagar baxna
ama ay nokafiyan waxkasta oo aad noo soo qortan waayo waxad noo soo qortan waxaad ka soo fakadheen soo diyaariseen ugu dambayna aad analyzegaraysen waxaan leeyahay waad mudan tihiin halkas ku haya mahadsanidin
Baazi
June 4, 2012 at 9:11
Way waxaas ayaa kaa eray ah runtii aad ayey i cajab galisay kuwa kalena waan idin kasugayaa haqabtiraha dhalin yarada salaan iskudubaridayasha
Bosska
June 3, 2012 at 9:11
Waa waa i qancisay tixdaan sxbayaal waxaan sugaaba waa kuwo kale
Hugo
December 21, 2012 at 9:11
That picture . WOW. *fans self* Darlin’, you can bet your buns if I ever do a UK tour, I except you to hook me up with those hot men. <3,-J