Home » Cayaaraha » Villas Boas ” Gareth Bale In Kooxda Uu Huleelo Ayuu Doonayaa “.

Villas Boas ” Gareth Bale In Kooxda Uu Huleelo Ayuu Doonayaa “.

Tababaraha Tottenham Villas Boas ayaa qiray in Tottenham culeys kala kulmi doonto in ay sii haystaan laacibka dhanka garabka kubada ka laala ee Gareth Bale .

 
Warkaan ayaa soo baxaya xilli Bale uu xilli ciyaaredkaan soo bandhigay ciyaaro heerkooda uu aad u sareeyo .
” laacibkaan waxa uu ku soo socdaa in uu noqdo xidig caalami ah , waxaan jecelnahay in kooxda in muddo ah uu la sii joogo , balse ma garanayo sida xaalka uu noqon doono” ayuu sii raaciyay Villas Boas.

 
Laacibkaan ayaa waxaa bursanaya kooxo waa weyn iyadoo uu ugu daran yahay dalabka ka imaanaya kooxaha Barcelona iyo kooxda boqortooyada Spain ee Madrid .

 

Alcarabiya Sports News

 

 

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>