Macalinka qibradda la sii fariisnayo ee kooxda United Sir Alex ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday in jaceyl kal iyo laab ah uu u qaaday kubad sameeyaha kooxda Real ee Mascud Ozil .
Laacibkaan 24-sano jirka ah oo labo sano ka hor u yimid Real ayaa dhanka Mourinho ugu jirin doorashadiisa koowaad iyadoo kursiga bedelka uu saaxib la noqdo mararka qaar.
Laacibkaan ayaa kursiga keydka marti u noqday tan iyo markii kooxda uu ku soo biiray Luka Modric, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in laacibka uusan ku qanacsaneyn xaalada uu ku jiro.
Man United ma aysan sheegin qiimaha ay ku doonaayan balse waxaa al saadalinaaya in aysan dhib badan kala kulmi doonin , iyadoo maalmaha soo socda shaacin doonaan qiimaha ay ku doonayaan .
Alcarabiya.com
Share on Facebook
Äbsäãð
November 30, 2012 at 9:11
Waa hubaal inuu imaanayo man united shalkikumajiro