Home » Cayaaraha » Inter Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Doonayaan Mario Balotelli

Inter Milan Oo Gaashaanka U Daruurtay In Ay Doonayaan Mario Balotelli

Madaxa Inter Milan ayaa gaashaanka u daruuray in ay qorsheynayaan in mar kale dib u soo ceshtaan laacibkoodii hore ee dabeecadda qalafsan ee Mario Balotelli .

Waxa uuna warkaan sii baxay ka dib markii warbaahinta Talyaaniga qoreen in Super Mario ay City fasaxeyso meesha ugu dhawna uu tagayo ay tahay Inter Milan .

Super ayaa ka tegay Inter sanadkii 2010-ka iyadoo tan iyo xiligaas la xariirinayay in uu dib ugu soo laaban doono talyaaniga iyadoo uu ka soo galayo daaqada Ac Milan ama inter milan .
Mario ayaa si weyn ula qabsaday City inkastoo isku dhaca isaga iyo mancini uu noqday mid joogto ah , lamana garanayo in City ay fasaxeyso xagaagaan .

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>