Home » Arimaha Qoyska » Afar Arin Oo Haweeneyda Ka Hor Istaaga Farxadda !

Afar Arin Oo Haweeneyda Ka Hor Istaaga Farxadda !

Farxadda ayaa ah riyada ugu wanaagsan ee bani`aadamka ku riyoodo , waaxse uga daran haweenka oo geeri ka xiga nolol aan laheyn farxad.
Waxa ayna haweyneyda mar waliba isku daydaa in ay hesho furaha farxadda balse waxa aynu warbixintaan ku eegeynaa dhowr arin oo haweeneyda ka hor istaaga farxadda .

 
1-Kalinimada: waa arin mustaxiil ah in aad aragto haweeney cidlo ah isla markaana haysata furaha farxadda , kalinimada iyo farxada hal qalbi kuma wada kulmaan , waxaana kalinimada tahay midda ugu daran ee haweeneyda ka disha farxadda .

2-Cabsida: cabsida waa cadwga farxadda iyo dilaaga koowaad, hadii nolosha haweeneyda cabsi soo gasho farxadda daaqadda ayay ka sii baxeysaa , ulama jeedno cabsi gaar ah ee nooc waliba oo cabsi ah tusaale cabsi ku aadan mustaqbalkeda ,ama in ay ka cabsaneyso in ay guul dareysto .

Shalaayda(qoomameyn) shalaayda aan ukala qaadno midka caafimaad qabka ah ee wanaagsan ee qaladaadkii hore ee ka dhacay saxayaa balse kan aan ka hadleyno waxa uu yahay kan ka bad badiska kaasi oo haweeneyda dib u dhac ku keenaya waxa uuna gilinaya xabsi halka farxaddana aysan aqoon wado loo maro xabsiyada , ogaaw shaalayda ka bad badiska ah waa xabsiga farxadda .

Xaasidnimada: xaasidnimada waa cudur sumeynaya farxadda haweeneyda , ogaaw haweeeneyda qalbigeeda xaasidnimida uu ku jiro waligeed ma dhadhamineyso macaanka farxadda .

 

 

Alcarabiya.com

 

 

Share on Facebook

Comments

4 Responses to Afar Arin Oo Haweeneyda Ka Hor Istaaga Farxadda !

  1. Raaxeeya Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Hana,borrow iyo sucdi sawiradaan aniag aanku soo arkay wad yabeyneysan mel cadaanka lee ku shegeysta aga sooq abtay iyaga aya webkas soo giliyay alcarabiyana cadi waye webayadaas ay iyaga is giliyeen laga soo qaatay mara web web ma dhaamo
    haddii aysan rabin in la is ticmaalo maba soo gilin laheyn webyada

  2. prince barrow Reply

    December 1, 2012 at 9:11

    asxaabta maamusho webkan alcarabiya iyo shaqaalaha ka shaqeeyo maxa idin ka qaday damiirka iyo dadnimada mad iska dhaaftaan sawirada gabdhaha somaliyed ad so gelineysan webka iyago an ogeyn in sawiradoda lo isticmalo maqaalada ka baxa webkan alcarabiya xata waxa laga yaba inad iska so qadatan naag la qabo sawirkeda ka dibna ninkeda u ku arko sawirka naagtisa webka meshasna u ka bilawdo khilaf ka dibna lagu kala tago marka yaa eedaas leh marka jwbta wey iska cadahay asxabey ee iska dhaafa gabdhaha somaliyed sawiradoda

    • Sucdi I Reply

      December 2, 2012 at 9:11

      waku saxan tahay prince barrow ma ahan in gabdhaha sawiradooda loo isticmalo maqalada wana arin sax ah guri aya ku burburi kara waaxna wanaagsan in laso saarin maqalada si dhib u iman wayna ku qaldan yihin alcarabiya

  3. Hana Reply

    December 1, 2012 at 9:11

    Walah wa qodobo dhab ah o la arko,marka allaha towfiqda na wafajiyo,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>