Home » Cayaaraha » Rafael Benitez ” Taageerayaasha Ha Is Dajiyaan , Guulal Wax Ku Ool Ah Ayaan Soo Wadnaa”.

Rafael Benitez ” Taageerayaasha Ha Is Dajiyaan , Guulal Wax Ku Ool Ah Ayaan Soo Wadnaa”.

Tababaraha cusub ee Chelsea  Rafael Benitez ayaa ka codsaday taageerayaasha kooxda in ay muhiim tahay in ay muujiyaan dulqaaad iyadoo uu xusay in natiijooyinka wax ku oolka ah  ay dhawaan kooxda la imaaneyso .

 

Chelsea oo guul dro fol xun dusha loo saaray shalay ayay taagerayaasha sii wadeen qaylada iyo aflagaadada ka dhanka ah tabarahaan oo tan iyo markii uu yimid ay ku soo dhaweeyen boorar ka dhan ah .

” runtii fursado badan ayaan qasaarinay qeybtii hore , Chelsea ayaa ciyaar wanaagsaneyd goolal badanna waan dhalin laheyn lakin taasi ma dhicin” ayuu sii raaciyay .

Alcarabiya.com

Share on Facebook

Comments

One Response to Rafael Benitez ” Taageerayaasha Ha Is Dajiyaan , Guulal Wax Ku Ool Ah Ayaan Soo Wadnaa”.

  1. Pedro Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Chelsea wayku daysay isma dhamayal ayaa isugu tagay koxda halo dayo coachka markas ayay dhaqaqaysa hadi kale taayir rogi mayso

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>