Home » Cayaaraha » Wenger ” Qadka Daafaca Ayaa Ka Mas`uul Ah Guul Daradii Xalay”.

Wenger ” Qadka Daafaca Ayaa Ka Mas`uul Ah Guul Daradii Xalay”.

Macalinka jahwareerka ku dhacay ee Arsane Wenger aya qirtay in kooxdiisa mudnayed qasaaraha ay la kulantay salay iyadoo si gaar ah mas`uuliyadda qasaarahaas dusha uu u saaray qadka daafaca oo daqiiqadihii ugu dambeyeyay amaanka adkeysan waayay.

” Runtii shalay wax badan ayaa naga qaldanaa , ma aqaan in ciyaaraha soo socdana sidaan ahaan doonno , balse waxaan hubaa in aan kasoo kabsan doono” ayuu si cod gaaban ku yiri macalin wenger .

Taageryaasha Arsenal ayaa si weyn furka ugu sii tuurtay Wenger oo ay sheegen in siyaasad qaldan uu ku soo galo garoonka.

Alcarabiya.com

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>