Home » Lifestyle » Ragga Malabyarowga Ka Jilicsan Yahay Oo Gilinta Dhibeyso Oo Xal Loo Hayo ! Asparagus Ayaa…

Ragga Malabyarowga Ka Jilicsan Yahay Oo Gilinta Dhibeyso Oo Xal Loo Hayo ! Asparagus Ayaa…

Dhirta Loo Diyaariyay In La Shiido

Ragg badan ayaa ka sheegta dhibaatooyin dhanka galmada ah taasi oo wiiqeysa xariirkii sariirta markaas ayuu ninka galayaa isla hadal waayo waxa uu gabay qancintii xaaska.

Hadaba ragga ka sheegta in malabyarowgooda jilicsan yahay oo uusan awood u laheyn in uu gallo xubinta haweenka illaa farta ay la giliyaan mooyee  ayaa loo hayaa talo waa hadii uusann jirin xanuun  kale oo cildaas u keeneysa.

 

Waxaa lagula talinayaa in ay qaataan oo ay cabitaan ka sameystaan dhirta loo yaqaan Asparagus iyadoo dhirtaan jirka ka caawineyso in uu soo daayo hormone-ka Testosterone iyadoo dhirtaas iyo hormene-kan ay jirka si weyn u siinayaan maadadaVitamin E iyadoo jirka ka saacidayo in dhiig badan uu ku soo shubmo oo uu siiyo jirka fir firconi .

Fiiro Gaar Ah : dhitaran loo yaqaan Asparagus ( Carabtana u taqaan Alhelyuun) waxaa si weyn u beeran jiray masaaridii hore, gariiga iyo romaanka waxa ayna haatan si weyn ugu faaftay aduunka waxaana si weyn looga beertaa dalka ingiriisa , sidoo kale dadka kaadi hayska laga hayo waa uu u fiican yahay iyo beerka

Alcarabiya  Hoyga Arimaha Qoyska

 

Share on Facebook

Comments

15 Responses to Ragga Malabyarowga Ka Jilicsan Yahay Oo Gilinta Dhibeyso Oo Xal Loo Hayo ! Asparagus Ayaa…

  1. Yusuf Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    k.k.k. ani waxayga ma jilcana ilah ha ii siyadiyo

  2. pedro Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    hana soo jwb maxa kuhaysta halagu helo

  3. Pedro Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    A….s….c..Hana isku xishoo wll waxas jwb maaha amus ama jwb faahfaahsan keen thnkyou….

  4. xaaji kallaakal Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    Digniin ku socoto dhamaan raga

    iska ilaali adiga oo ku heysa kaadi inaa sameyo ismitaac
    ama aad kadiso asaga oo aad u kacsan kuna cadaadiso kadi marenka iney furaam ogow waa u daran yahay cafimaad ahaan iyo ragnimo ahaan

  5. xaaji kallaakal Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    waan idinkaga mahad celina alcarabiya sida aad ikugu hosheen arima hoose ee xasaasiga ah
    dadka aan awooda u leheen ama uu aadka ugu jilicsan san
    waxaan kula talin lahay kow iney aad u isticmalaan hilibka iyo saliida qubaha mudo dhan 2 isbuuc malab yarowga waa inu ku sameeya jimicsi si uu mar walbo u ogado awooda uu leyahay ama uu ku sugan yahay

  6. Hana Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Ana u jabaabayo wiilka dhahay gabdha maxa lo haya =Gabdha waxay sameynayaan exercise la yiraahdo kagel exercise wuxu so uruuriya muruqa fiday e xubinteeda,wixi inta ka bdn google u dir.tnx

    • Khalid Reply

      December 5, 2012 at 9:11

      Thanks hana, Laakiin Kagel exercise, dumarka caadida ceshan waayo ayuu caawiyaa iyo nimanka bahalka u kici waayey iyo dumarka dareenka ku yaryahay. laakiin xubin taran ayuu yareeyaa kuma qornaa. unless u have tried and found new result lolz thanks

  7. Pedro Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Asc, wad mahadsan tihiin alcarabiya soo wada taloyinka

  8. Abdi yare Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Kkk thanks alcarabîya lkn carabtaa lagahelaa ee idinkaa alcarabiya labaxay ee nooka sooqaada

  9. hamse Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    alcarabiya,waad mahadsan tihin,lakin,dhir ay somalidu taqana keena,se ogada,dhiirta somaliya kabaxda aqoon ayan lo laheyn e intta badan iyada laga hela,.e kuwaas radiya,ilow, na dhowr

  10. Siyaad Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    War katag meesha waxbo kma haysid, geed aan aqooonin dalkaaan kabixin ayuu leeyaha faaido ayuu leeyaha, maba naqaanee maxaa faa ido ah

  11. Khalid Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Alcarabiya aad iyo aad ayey u mahadsanyihiin haddii ay nimanka dhibka haysto ay xal ay ukeeneyn, waan soo dhaweyneynaa haddii aan nahay ragga caafimaadka qabo oo aan ubaahneyn caawimaad, oo xaasaskooda kaducaysto kkkk. Laakiin gabdhaha malabyowga kajilcayna maxaa xal ah oo loohayaa? Kajilcay ama kafidey ama kaweynaadey, wax lagu yareeyo camal? kkkk
    khaliddb2@hotmail.com

  12. Naajix cade Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Runti dhirtan hdi an nahay somali manaqano kaliya waxa u badanyahay carapta sida ow ged waa waxan ku parana madada biology wax u fa ido leyahay na nolama shegin alcarapiya thanks to ur gd idea

  13. Raaxeeya Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Alcarabiya runtii wa dhab gedkaan lonodn wan ku arkay gaar ahaan meelaha carabta u badan yihii said aayy u qaataan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>