Home » Lifestyle » Goobaha Kacsiga Ragga Ay Ku Qarsoon Yihiin Oo Laguu Hayo ! Gabaryaheey Hurdada Ka Kac .

Goobaha Kacsiga Ragga Ay Ku Qarsoon Yihiin Oo Laguu Hayo ! Gabaryaheey Hurdada Ka Kac .

Sida haweenka ay u leeyihiin goobo gaar ah oo ay ka kacsadan ayay ragana u leeyihiin ee gabaryaheey il gaar ah u yeelo sedexdaan arin ee kala ah qeybta maqalka , aragtidada iyo xabadka .

Dareenka Maqalka: sida haweeneyda u jeceshahay in ay ka maqasho ninka erayo macaan  oo xod xodasho ah ayuu ninkuna sidaa oo kale ugu baahan yahay ee kulanka ka hor ha iloobin in aad amaanto awoodda uu u leeyahay qancintaada .

Dareenka Araga : ninka dhab ahaan waxa uu jecel yahay in kulanka ka hor xaaskiisa u sii muujiso naagnimadeeda oo inta cashada siineyso hawada la gal oo usoo xero dhar dareenka kicinaya oo muujinaya in aad diyaar u tahay dagaalka  sariirta , waxaad arkeysaa isaga oo kuu faruuryo qaniinsanaya oo mar lee sariirta kuu geeya ku haya . xariif in aad iska dhigto ninkaada hal xaraf kaliya u qor isaga ayaa jumlad ka dhiganaya.

Dareenka Xabadka: waa goob uu ka raaxeysto ee ha iloowin in aad ka dhunkato oo farahana ku salaaxdo.

 

Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska

 

Share on Facebook

Comments

24 Responses to Goobaha Kacsiga Ragga Ay Ku Qarsoon Yihiin Oo Laguu Hayo ! Gabaryaheey Hurdada Ka Kac .

  1. ‘kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk’kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk i like this story

  2. yonis yare Reply

    December 8, 2012 at 9:11

    alcarabiya waan taageer sanahay dhamaan shaqaalaha alcarabiya

    waan salaamayaa aad baan ugu hanbal yay nayaa howlaha ay Bulshada

    u hayso oo ay noo soogudbiso runtii waa loo baa han yahay dad

    Badan baa cashar qaadan doona ku na howlgalidoona kkkkkkk

  3. Ilhaan dalnuurshe Reply

    December 6, 2012 at 9:11

    Wlh meeshan waxa kasocodo qaaraxo qool iyo baarso

  4. Bariyow Reply

    December 5, 2012 at 9:11

    Wad ku mahadsantihin arintan alcarabiya

  5. Äbsäãð Reply

    December 5, 2012 at 9:11

    Kkkkkk thanks

  6. Khalid Reply

    December 5, 2012 at 9:11

    Alcarabiya, waad mahadsantihiin, laakiin waxaad ilowdeen bahalka afkiisa iyo inta u dhaw, maxaa yeelay xubinta taranka nimanka ayaa kadareen badan xabadka iyo inta u dhaw. Gabartii bahalka afkiisa qabato bes weeye wow, oo xoogaa yar salaaxdo, ninka waaba dhareerayaa xadtaa qabiilkaada oo dhan habeenkaas waa loo ducaynayaa kkk
    khaliddb2@hotmail.com

  7. Yusuf Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    k.k.k.k.k. wad ku mahad santihin

  8. Obsiye Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    K.k.k.k.k. What a news? Ishad kariden

  9. Sadam Hussein Elmi Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    kkk Warkasaa imaraayo

  10. Pedro Reply

    December 4, 2012 at 9:11

    A…s…..c..Samsam cadeey maxad uga jeeda haa micne wll hadalkaga …..,…..

  11. xaaji kallaakal Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    UGAARA RAGA XASLA YAASHA AH
    maxa kala socotaa sadaxda mar ay dumarka u dareemo badan yihiin
    sadax daas ay ka baxaan sadax shey oo kala duwan

    caado kabax oo marka ay ka soo qubestaan waxa aad u tabaan sariirta
    walac kabax oo marka ay ka soo baxan walaca waxa ay rabaan sariirta
    umul kabax oo marka ay ka soo baxan waxeey aad u taban sariirta

    waa sadaxda shey aysan marna jecleen iney imado mar marsiyo sida daal madax ka sheegasho dhabar xanun IWM

  12. xaaji kallaakal Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    waad ku mahadsantihiin sida aad iskugu xil sarteen fahan siinta iyo ladagaalanka jahliga raaxada dhan walbo ay tahayba rag iyo dumar. waa sax raga oo ka shidaal qata gobaha aad farta ku godeen iyo goba kale oo ka badan

    maxa kala socotaa raaxada aay ledahay garonka lagu ciyaara oo lagu shido foox. gogosha oo lagu firaasho dharka jilcan sida baatiga oo kale jirka oo la qaboojiyo sida biyo lisku so shubay

  13. Hana Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Walah qodobo fcn wana samen dona.kakak saa ninkayga u qanciyo sidu asba i qanciyo.

  14. samsam. Cadeey Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    ha kkkkk

  15. Pedro Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Alcarabiya kacsi baad ku walatene wararki calamka kuwi somaliland iyo waliba shekoyinki jacaylku meeyen dadku dawo kacsi maraban anigu usbuuc waxka yar ayaan bilabay webkan lkn dawo kacsi moye waxkale kuma arko sxb dib isugu noqda waa iga talo

  16. saadaq 12 Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Caadi maahann sheekadaan

  17. Abdi yare Reply

    December 3, 2012 at 9:11

    Kkkk waruntaa mamid wariya yaasha alcarabiya kamid ah ayaad ku tijaabiseen kkk lkn maqaal gabdhahaa loogutalagalay aaway umajedee

  18. hamse Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    alcarabiya.waa runtin raga inta ugu badan way ka dareeman kacsiga meelaha ad tabbateen,lakin dumarka ka dhaadhiciiya dhahayo raguu inta badan meel gar ah kama kacsadan,.ee u sheega intas

  19. Qalinle Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Wa run arintana wlhy ishaad ka riday.

  20. Muhzin Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    K.k.k.k.k.k.k.k. Isha ayaa ka tuurtay ben ma shegin wn kula qaba blse waxaa su.al ah (dumarka malaga helaa raxadas mcn?

    • Zamzam Reply

      December 7, 2012 at 9:11

      Waa nacaysen runti dumarka waligod waxey ahayen ilbax alcarabiya naga qabta raga ka xun ilbax nimadena

  21. Muhzin Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    K.k.k.k.k.k.k.k.k.k. Run ayad shegtay ugaas taaas waan kula qabaaa tnx blse malaga helaa waye dumarka!?

  22. Guray Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    Walh shekadan dad badan ayey anfacee

  23. Raaxeeya Reply

    December 2, 2012 at 9:11

    alcarabiya hadaa xafiiskina garanaya abaal marin ayaan idin geeni laha viva sida macluumadka raxada nooga dhar jiseen haweenka somalaiada hadad il bax noqdeen alcarabiya aaya u sababa ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>