Home » Cayaaraha » Zabaleta” Ma Dishaa Ayaa I Qabata Bolotelli”.

Zabaleta” Ma Dishaa Ayaa I Qabata Bolotelli”.

Daafaca Mna City Zabaleta ayaa shaaca ka qaaday in mararka qaar uu ku fikro in uu dilo Bolotelli oo uu aad uga caroodo dhaqamadiisa .

 

Waxa uu laacibkaan sheegay tan iyo markii uu Bolotelli yimid kooxda in uu aad u dhibsanayay dhaqamadiisa uu ku sameeyo xeradda tababarka iyo garoonka .

 

” Bolotelli waa laacib balse mararka qaar waxa ka soo baxaya ma taqaanid, mararka qaar waan ku qoslaa waxa uu sameeyo halka mararka qaarna aan jecleysto in aan dilo, ma jirto cid dooneysa dilkiisa balse tani waxa ay muujineysaa sida aynu uga xunahay dhaqamadisa .” ayuu sii raaciyay .

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>