Home » Cayaaraha » Sir Alex Oo Calaacalka Ka Dhaamaday Wadnahana Farta Ku Haya

Sir Alex Oo Calaacalka Ka Dhaamaday Wadnahana Farta Ku Haya

Wadahadaldii u dhaxeeyay Sagna iyo kooxda Arsenal ayaa bur buray waxa uuna laacibka dalbanayaa in kooxda uu ka huleelo , waxa uu laacibka dareemayaa in lagu yasayo dhanka da`da .

 
Waxa uu laacibka sheegay in uusan u qalmin hishiiska kooxda u soo abndhigtay oo gaaraya muddo sanad ah , ,waxaana dhawaanahan sii xumaanayay xariirka kala dhaxeeya macalin wenger oo horay u sheegay in uusan daneyneyn hadii uu baxayo laacibka .

 
Walcott ayaa isna ka meer maraya in hishiiska uu u cusbooneysiiyo kooxda, waxa ayna tani cirka ku sii shareereysaa dhibaatadii haysatay Arsenal .

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>