Wadahadaldii u dhaxeeyay Sagna iyo kooxda Arsenal ayaa bur buray waxa uuna laacibka dalbanayaa in kooxda uu ka huleelo , waxa uu laacibka dareemayaa in lagu yasayo dhanka da`da .
Waxa uu laacibka sheegay in uusan u qalmin hishiiska kooxda u soo abndhigtay oo gaaraya muddo sanad ah , ,waxaana dhawaanahan sii xumaanayay xariirka kala dhaxeeya macalin wenger oo horay u sheegay in uusan daneyneyn hadii uu baxayo laacibka .
Walcott ayaa isna ka meer maraya in hishiiska uu u cusbooneysiiyo kooxda, waxa ayna tani cirka ku sii shareereysaa dhibaatadii haysatay Arsenal .