Home » Arimaha Qoyska » Bilaawga Xariirka Jaceylka Sidaan Samee Waa Hubaal In Aad Ku Guleysaneyso.

Bilaawga Xariirka Jaceylka Sidaan Samee Waa Hubaal In Aad Ku Guleysaneyso.

Hadii aad ku jirto maalmaha ugu horeeya xariirkaada jaceylka waxaa haboon in aad qaadato talooyinkaan alcarabiya oo kugu hagaya wadada toosan ee xariirkaada .

 
Iska Ilaaw Saaxibkaadii /Saaxibadii Hore : Ku Daadal in aad qalbigaada ka saarto saaxibkaada hore , hana soo xasuusan waxii aad la soo martay , hana isu bar bar dhigan saaxibkaada haatan iyo kuwii hore , hadii sidaa sameyso waxa ay tusineysaa in xariirkaadii hore weli aadan iloowin .

Ha Deg Degin : Ha buun buunin jaceylka , oo taxadar u yeelo xiliga aad u bandhigeyso in aadan ka maarmin jaceylkiisa/jaceylkeeda.,
Haka Tagin Noloshaadii Qaaska Kuu Aheyd : Qaladaadka gaar ahan haweenka ka dhaca xiliga bilaawga xariirka ayaa ah in ay iska iloowaan noloshooda gaarka ah , asxaabtooda haweenka ah , iyo wax yaabihi balwada u ahaa ee ay ka heli jireen .
Eeg dabeecadihiisa : il gaar ah u yeelo waxa dhibaya iyo waxa uu ka helo , una sheeg dabeecadahaada .

 

Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska

 

Share on Facebook

Comments

7 Responses to Bilaawga Xariirka Jaceylka Sidaan Samee Waa Hubaal In Aad Ku Guleysaneyso.

  1. waad mahadsan tihiin alcarabiya lkn

  2. Dj.raguuuu Reply

    December 10, 2012 at 9:11

    Kan walanyahayna

  3. grey hair Reply

    December 10, 2012 at 9:11

    sxb aad iyo aad ayaad umahadsantihiin Lkn xoogaa sidan kasiibadii dadaalkiina waayo waayahan waxaad moodaan inaad yara gaabiseen xaga

  4. grey hair Reply

    December 10, 2012 at 9:11

    sxb maxaa idinku dhacay waabad kasiidareysanbee, malaha garoonka ayaad kasii baxaysaan

  5. Pedro Reply

    December 8, 2012 at 9:11

    Waar waxani webna maahe iska laaba buugta ama toos uwada webka usbuci ayaad hal maqaal soo qoraysan alla maxad caajisten

  6. ali Reply

    December 7, 2012 at 9:11

    waad wahadsantihiin alcarabiya shukran

  7. mohamed abdiwahab Reply

    December 7, 2012 at 9:11

    alcarabiya waad mahadsantihiin dhamaan sida aad u hanqabtirtaan aqristayaasha ku xeran alcarabiya thnks

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>