Home » Lifestyle » Biyo Bax La`aanta Ragga Maxaa Keena Xilli Kacsina Uu Jiro ?

Biyo Bax La`aanta Ragga Maxaa Keena Xilli Kacsina Uu Jiro ?

waxaa laga yaabaa inay ka timaado xaaladdaas daawo uu adeegsaday siiba kuwa cadaadiska dhiigga ama kuwada dejiga neerfayaasha ama ruuxa in laga qalay kaadihayska, waxaa kaloo dhici karta inay xaaladdu tahay xaalad nafsi ah oo keeni karta biyabbixid la’aan kuwaas waxaa ugu muhimsan .

 
1- seegada (siigada)
2- inuu ruuxa ka didayo galmada oo uu qalbiga ka necebyahay isagoo dareemaya wax xun ina ay tahay galmada
3- khilaafka ka dhexeeya isaga iyo xaaskiisa.

 

waxaa lagu daaweyn karaa xaalaadka nafsiga in oo qofka la dejiyo iyo cunto waxatar leh inuu qaato siiba malabka oo aad ugu fiican dhanka sariirta .

 

 

Share on Facebook

Comments

6 Responses to Biyo Bax La`aanta Ragga Maxaa Keena Xilli Kacsina Uu Jiro ?

  1. Nimco Reply

    December 13, 2012 at 9:11

    Waa ceb waxaas naga dhafa

  2. Oskar Reply

    December 12, 2012 at 9:11

    Zamzam sigada wan iska dhafa i imow markan so kacsado

  3. A razak Reply

    December 11, 2012 at 9:11

    K.k.k.wax ba kadhcy benta hala dhafo sigada waxey kentaa biya bax dag dag eh eemahine biyo dahid makento alcrbiya runti sharaftina ilashta hano qanine kuwo waxey raban iska soqore ee ahada kuwa taxadir leh sad horey u aheden

  4. samsam. Cadeey Reply

    December 10, 2012 at 9:11

    siiigo aaaaa kkkkkkk naag maaa weyseen

  5. hamse Reply

    December 9, 2012 at 9:11

    alcarabiya.maxaa idinka qaldan,sxbayaal,waxaynu ognahay in siigadu ay keento biyo bax degdeg ah,iyo dareen joogto ah markasta,lakin sida kale.waa laga yaaba,biyo baxa,waxa rajiiya,waa xanuuno,ku dhaca dadka qarkod,lakin daawo lo helay,

  6. Still me Reply

    December 9, 2012 at 9:11

    Siigadu miyeyna sababin biyabax dagdaga maxa keenay inay dib u dhigto biyaha wax baa isdaba marsan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>