Haween badan ayaa ku jahwareersan sababta ay ragga indhaha isugu qabtaan marka weerarka galmada socoto , hadaba waxaad u ogaan doontaa sirtaas si dhab ah.
Qabiirada ku xeel xariirka lamanaayasha ayaa sheegaya in ay jiraan sababo rasmi ah oo ninka ku qasbaya in indhaha uu isku qabto, hadaba waxaa ka mid ah sababahaan.
*Ma dareemayo wax soo jiidasho oo uu ka helayo xiligaas lamaantiisa , waxa uuna ka fekarayaa naag kale oo ka raaxo macaan oo ka soo jiidasho wacan.
*Waxaa xiligaa ku soo dhaca haween kale ama xaaskiisa hore
*Waxaa uu dareemaa macaan la`aan lamaantiisa
Waxaa ragga lagu yaqaan in marka ay raaxeysanayaan in ay indhaha la raacaan xaaskooda xiliga galmada socoto , balse marka uu indhaha isku qabto qubarada waxa ay leeyihiin waxa uu ka fekaraya meel kale gaar ahaan naag kale .
Hadaba si xal arinkaas aad ugu hesho gabaryaheey waxaan ku siineynaa taladaan soo socoto.
*U dhaweey indhahiisa nalka jiifka .
*si gaar ah ula soco xaaladiisa marka galmada bilbaato , marka uu indhaha isku qabtana su`aal toos ah weydii .
*Waxaad tiraahdaa maxaad indhaha isugu qabaneysaa , balse su`aasha ha ahaato mid hab kalgaceyl ku saleysan oo aad u weydiineyso , iskana ilaali in su`aasha si eedeyn ah u weydiiso.
Qubaro kale ayaa iyana aaminsan in indha isku qabashada ragga xiliga galmada socoto ay tahay mid si dabiici ah isaga dhacda gaar ahaan marka uu dareemo raaxo .
Tusaale ahaan qofka marka uu yimaado meel degan hawada furan tahay oo aad hesho meel aad ku santiicsato(Ku tiirsato)waa qasab in aad indhaha isku qabto ,sidaa ayay qubarada ku tilmaameen in ay tahay mid aan ku xirneyn in xiligaas naag kale fakarayo.
Share on Facebook
Aaaaaaaaa
April 24, 2013 at 9:11
Sxb waa runta taas aniga ayaa arkay waayo markey biyaha kabaxayaan indhaha walisku qabanayaa lkn marmar nagkale wanka fikiraa
Mohamed
February 9, 2013 at 9:11
Ninku marku hindha isku qabto wuxu daremeya raaxo mcn badan
Sule
December 17, 2012 at 9:11
Ka ka ka soowada anagu walimagaadhine
MUNA
December 15, 2012 at 9:11
Raxaada iku socto aniga marka.aa raxesanaayo
Kkkkkkkkkk
December 13, 2012 at 9:11
Kkkkkkkk shakiga naga daaya xiligaa indho lama fiirin karo dumarka xitaa wey isku qabtaan indhaha aniga hadii la i dhunkanayo xitaa indhaha isku qabta nin naag kale kafekeraya naag kale maguursadeen gogolna lama wadaageen ee gabdhaha qaar caqli gaab ah aya ku jiree ka ilaasha
dhac dhac
December 10, 2012 at 9:11
xiligaa sariirta lagu guda jiro qofna ma oga meel uu joogo sababtoo ah tijaabo fara badan oo aan sameeyey ayaan waxaan ku arkay xiligaas inayna jirin wax is eeg ege ah sababtoo ah waxaa lagu jiraa raaxadii ugu dambaysay looooooool
samsam. Cadeey
December 10, 2012 at 9:11
kkkkk Ani WA xishoona
hamse
December 9, 2012 at 9:11
ruumi,taasi,ma dhacdo haday dhacdana,naag kama warami karto ee runta u sheeg naaftada,adigu kaba so qaad marka ad raaxada ku jirtan adiga iyo xaajigaga,ma aday ku gadhin gariirka raaxada mise isaga ayyey na gaaadhin labadina mid unbay ka maqan tahay,raaxada macaankeda,inta badan,naaguhu maba fiirin karan,ragooda,ilen iyaga ka hooseye,
raxabadne
December 9, 2012 at 9:11
Aqayareey tas aniga waxaan uarkaa been maxaa yelay aniga ayaa indhaha isku qabto waxaana igu kalifayo raxada oo saa id ah marka nagaha shaki hanaga galina hadii kale markaas hadee sual naweydiyaan wanba kakacenaa runtii oo kacsiga ayaa naga tagayo hadee suali timado mahad sani aniga bye
shiina yare...
December 9, 2012 at 9:11
Walaahi arinku waa gabdhaha somalida oo aan dareenba la hayn COZ gudniinka fircooniga.
Guwan guwa
December 9, 2012 at 9:11
Sxb ana indhaha isku qabsado lkn de wa raxo darted mana ahan in naag kale ay niyadayda ku jirto ba aaa hablihi bad shaki naga galinaysane
kuubo
December 9, 2012 at 9:11
ale kabaqa
Yusuf
December 9, 2012 at 9:11
Waxasi ma jiran
Ruumi
December 8, 2012 at 9:11
Wa sax aniga aya arkay