Home » Cayaaraha » Man Persie Oo Bikro Jibiyay Man City – Halaan Ka Daawo Goolasha

Man Persie Oo Bikro Jibiyay Man City – Halaan Ka Daawo Goolasha

Man United ayaa gowracday cadawgooda City iyadoo ay ku dhufteen 3 gool iyo laba kulan ka dhacay garoonka mudada fog ugu dambeysay bikro jibinta ee  Itihaad.

City waxaa sidaa looga jibiyay laba record   oo kala ah  iyadoo garoonkooda looga badiyo ay ugu dambeysay sanadkii 2010-ka  sidoo kale waxaa ka jabay unbeaten-kii xilii ciyaareedkaan ay waday .

Dadka arimaha ciyaaraha turxaan bixiya ayaa guul darada dusha u saaraya Tevez oo ka careysnaa jaaladii la siiyay isla markaana waxa ay aheyd in uusan taaban laacibka uu jibiyay iyo Mancini oo si dhab ah ugu qaldanaa in Bolotelli kulankaan uu u soo bilaabo .

Halkaan Ka Daawi Goolsha Labaad Man 

 

 Osman Fantastic

 

 

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>