Fanaanada Fiska oo dadaal ugu jirta in ay magaceeda soo nooleyso ka dib niyad jabkii ay ka qaaday furiinkii Bashiir Hanuuniye iyo weerarka sodohdeedii hore ee dhashay Bashiir Hanuuniye ayaa hees kulul oo jawaab u ah soo saartay oo ay ku weerareyso sodohdedii hore iyo macaankeedi hore Bashir .
Dagaalka faneedka ayaa horay ugu dhaxeeyay laadii lamaane ee hore Fiska iyo Bashiir Hanuuniye balse dhawaan waxaa soo gashay sodohdeeda oo hees u so aliftay , waxaana haatan laga baaqayaa in xaalka sidaa ka sii daro oo sheekada qoys isu bedasho .
Waxaana dadka falaanqeynaya arimaahan socda eedda dusha ka saarayaan Bashiir oo ay sheegeen in laag haboon yahay in uu la xafaaltamo xaaskiisa hore .
Waxaana shaku ku jiran in Bashiir Hanuuniye uu hayo maseer waali ah isla markaana uu ka dabo dhimanayo halka Fiska ku hayso waxii tagay soma noqdaan , taasi ayaa keeneysa in maseer dartiis heeso ku waasho
Dhiibo fikirkaada labada fanaan yaa ku qaldan arimaha socda , sideena lagu joojin karaa dagaal faneedkaan haatan socda .
Bashiir hooyadiisa
Share on Facebook
Kkkkkkkkkk
December 13, 2012 at 9:11
Waa uu qaldanaa bashiir raga somaliyeedna sumcad xumo ayuu usoo jiiday waayo dhaqankeena iyo diinteena waa ku ceeb in lamaane kala tagay iska faafiyaan xumaan aniga waxan ugu baaqaya wixii dhacay wey dheceen wixii tagayna tiigsimaad malahan ee hala hishiiyo heesahana yaan ka isku weerarin dad walalo ah aya tihiin hadaa is jeceshihiina is afgartoo xariir wanaagsan sooceshta hadii aan la awoodin in dib isku labanin oo waqtigaa tagay warka intaa ku hera caalamkana yuu idinku maadsane joojoya dagaalka fanka
cabdikarim
December 12, 2012 at 9:11
wey mudantahay in losoqaado heso ayada wax loga shegayo waaayo ayada aya calan calijirtay marka an arkeynay bashirow ayada oran jirtay marlka hada waxanba qaba in abwan welibo ow hes lagu caya sameyo tas nag ma ahan cid umaseyreysana majirto
hiiraash
December 11, 2012 at 9:11
Kkkk adinka ayaaba dhex dhexaad ka ahayn sheekada bashiir baa masayrsan ma war nin waynbaa war dadkaan iyakaa iska kaa oge adigu howl kayeelo waxaad qortaan baad wayseen qurun baad nala barateene
mulki axmed cali
December 9, 2012 at 9:11
dhaman wna idin salamay aqayaarta aniga wanba yabaye ma xishonayaan miyaan miyaa rerkan hesaha iskugu jababayaan dadka xilka kala mudan wey is ciseyn jireen waligeed aya gabar la gursan jiray lana furi jiray dhibna loma arki jirin waa maxay rerkan istaba taakan ila hada is dirirsan miyaa wax kala dhex kalo jirin islaanimo halo heshiisiiyo dadoow mida kale abwanada hesaha u sameynayo mey kala dhexkalan wa iyaga isku sii hurunayee war somaliyey nabad nabada halaga shaqeyo illahna halaga cabsado aduunka walaga tagayaa dadka nabad hala shaqeyoninkasta wanagka uu geeysto wuu helayaaaa
qalanjo
December 9, 2012 at 9:11
erayada heesta wax sodoh kusaabsan kuma jiraan hee waxaa isku dirtiin jeclidiinaa mida kale naagtaan adinkaa mindhaa dan kaleh oo hore ay ninkeedii iyo ilmahaeedi usoo tuurtay qaawnaansho iyo niman in ay ka dhex heesto ay camal ka dhigatay ee dadka islaameed warka beenta ah ha ka faafina