Jaceylka waa cadaab marna waa naxariis waa kolba sida uu ku soo maro , balse mararka qaar waxaaba ku qabaneysa in jaceylka aduunka dhan laga baa`biyo sida ay ku calaacashay Muno Xasan .
Muno waxa uu jaceyl soo jiitayay sanad kana soo bilaawday Somaliya Muqdisho balse xanuunkiisa ay ku dareentay Nairobi kala dhaxeeyay Liibaan kaasi oo qiyaano iyo nabsi jaceyl middii ugu dareyn ka galay gabartaan .
Alcarabiya oo maqashay qisada gabartaan isla markaana ku booqatay guriga ay ka degan tahay xaafada Islii ee Nairobi ayaa intii warbixinta ay nasiin laheyd waxa ay cilan weyday ilinta taasi oo wiiqday sheekadii ay na siin laheyd .
Ka dib oohin muddo qaadatay ayay Muno noo sheegtay In Liibaan haatan uu ku noolayahy South africa oo iyadu ay geeysay ka dib markii dahab ay laheyd ay u iibisay lacago daynna ay ka qaadatay dad ay ehel yihiin ku fur daamisay.
Balse markii liibaan oo ay ka sugeysay marka uu awood uu u yeesho in uu soo dalban doono iyadoo markii uu baxayayna caloosha cunug ugu xanbaarsaneyd balse Liibaan ayaa iska daayee in uu kaxeyo waxaaba laga waayo Haloow.
Dadaal dheer iyo fariimo ay u dirtay xitaa wuu u sheegi waayay sababta kentay in uu is bedelo, intii sheekada ay waday ayay Muno buraan bur calaacal iyo habaar isugu jira afka la furatay xilli noola shegay in Muno horay u aheyn gabdhaha tuurta afarleyda buraan burka .
Cod ciil uu ku jiro ayay ku tiri haddaan agaan lahaa in sidaasi uu u qalbi adag yahay dahabkeyga uma iibiyeen daynta illaa haatan la igu leeyahana uma galeen .
Halkaan Ka Daawo Hadaad Calool Adag Tahay Buraanburkaan Calaacalak Iyo Inkaarta AhÂ
Alcarabiya .com
Share on Facebook
Berdilacshe
February 7, 2013 at 9:11
Asc muno runti adunyadan ad uu jedo waxa laga sameyay imtixan iyo rafat lkin mesha ad waxa alala waxa ad jeceshahay ka heleysid wa janatu nacim wa ahliha wlhi janada ka wanagsan adunyadan e muno isku day in ad allah ka cabsato adigo firinaya allah iyo waxa oow ku qoro adna ku dadal in oow allah ku so hanuniyo jacelkaga markasta
Mustaf
January 29, 2013 at 9:11
Walaal muno salaan kadib sidaad sheegtay haday dhabtahay adna aad daacad ahayd nacallad haku dhacdo qof kii kuqiyaanay intaa kadib naagaha waa qiyaano badan yihiin hadaad ogtahay waxaad horay usameeysay waa lagaa jarin ee ogow illaa & inta laga gaarayo intaad asturnayd wixii kasakeeya waa lagaa jarin hadaadan samayn wax dhibaato ah ama qiyaano ah sidaad sheegtana dhab tahay waa 2ba in nabsi shaqeeyay awgii inuusan noolayn haduu noolyahay oo uu talagalayna waa uyaal nabsiga. Taa hadaan ka imaado anigga hadaan iska soo qaado wallaahil -qof intaa ii hudhay inaan kafogaadeen ee barta aan joogna ayan uga shaqayn lahaa sababtoo ah hadaan aniggo xoolaheedii kudhoofay waxaan ba udhiman lahaa naxdin markasta oo an xasuusto qofta nolosha sare iigudbisay inay iyadana fogtahay iyadoo nolol kale kunool marka waxla iskama oga abaayo ninkii qaymo lahaan lahaa waxaa alle uu kahormariya doqon alle kafog waxaase alle uu waxkutusay midka qiimaha badan inuu wadada midka xun maray inuu san marin waanu samraynaa intayada wanaagsan waxa naloo dib dhigayo waa khayr & darajo sare gabaryahay sidaa adna kusamir waa mahad dheere oo kenya qaasatan hagadere camp
ADOON ALLE
January 29, 2013 at 9:11
ASC, aad ayan uga xumahay MUNO arinta ku dhacday waana imtixanka adunyada walashay waxan kula dardarmayaa inay iska samirto ilahay aya badal wanaagsan sinaya, runtii hadii aan ahaan lahaa qof u qalma oo masuuliyad qaadi kara gabadhaas wanaagsan ee la dulmay booskaas waan buuxin lahaa, ilahay badal khayr qabo hasiiyo muno
Ismacil
January 26, 2013 at 9:11
Asc dhamaan walalaha musliminta ah gaar ahan walashey muno ugu horeyn waxan ku dardarmaya iyo nafteydaba cabsida Allah marka 2AAD Adunyadu waa daarul-imtixan Akhirana waa daarul-jazaa marka qofkan sidan kuu galay horta malibanayo ilaheyna waa caadil kumana mooga e waxa la imtixanaya inta ay dhantahay kartidadada iyo dulqadkaga marka sabir ilahey kuwa sabra ayu lajiraa
aanas
January 11, 2013 at 9:11
Asc muno walal waxan ku sheega yaa sou th africa dad ka jooga waa dad is kaa dhiibaa teesan ee walall sorry liibaanne wa u dhiibaa teesan yahay ok is ka saabar qof aa aawal ugii shay ooo fiiiyow waxaas maku dhaqmeeso walal mcn madakale sou th africa anigan aa joogo waa na meel xuun ooo lis ku diilo walal mcn by
M/cabdi
January 11, 2013 at 9:11
Asc dhaman tin wan idin salamay gar ahaan waxan salamaya muna oo ah gabadha ayku dhacday murugada foshaxun haa walal waxan ko odhan lahaa iska samir maxayelay mahmah ayaa ahayd (ado sugayey kusegta ado samray baykusiisa)marka waxkasto kusomara waa losamra
khadra
January 1, 2013 at 9:11
ASC SALAN SARE ALL
AAMIN AAMIN nabsigad allah kaa sosaro qofku qof muslim aah qiyamo asag libaneyna insha allah middo jaceeladey allah ka saro caaada ilman illahey masiyo waxa guurhan allah uma sahlo
tuba
January 1, 2013 at 9:11
aaaaaaaaamin labada dhaaayood wadnaha leeeb lagaga taaaag aduuuunka midaaa calfatid caaad lagaa kor saaar caruurta xageeda daaah lagaa dulsaar ubad xalal baanahoo uuur mariiid u dhimo insha,alaaah waxa jaceylak ku dheelaayo dhamantood
Naag jaceel
January 1, 2013 at 9:11
A.s.c dhaman asxabta ka dib Muno walal ninkaas ilahey xaqaga haka so saaro mida kale koley ma ilowi dontidee ilahey u talo saro isku dey inad ilowdo o nolol cusub gal wale kaas hadan arki lahaa wanba gubi lahaa aso dhan wlh warqadan waxan so diray ano ilmeynaya ciil dartis walal hadan farxan ahay samir ayan ku leyahay
saxardid
December 29, 2012 at 9:11
wll waxan wa adunyo samirka badi wa imtixane
ayanle cuufo
December 26, 2012 at 9:11
asc. dhamaan wan idin slaamey asxabta iyo madaxda ALCARABIYA. salan kadib ugu horeyn hadii an hadal keyga ku bilaabo. MUNO. abayo runti aad iyo aad ayan uga xumahey arinkan ad inoo soo gudbisey runtii dhamaan inta qalbiga jilicsan wey kula qabaan dhibkaada balse waxad aniga o ah ayaanle cuufo kama dhiiban karo wax ra’yi ah anigon ogaan in ad la xariirtey ninkaas iyo sababta uu sidaas kugu galey hadii ad xaga geysay horta waxuu ahaa ruux ad jeceyl ad uqabto wax ugu qabatey hadiise uu kugu xumaadey u niyeyso xoolaha kuu ka qabo kuwa ilahey kuu galsho sadaqada. ad la baxdey, isagane ha inkaarin hana ku baraan burin waayo samirka ayaa la dugashadaa. ee bal ka warsug inuu dhibateysan yahey ayaa laga yabaa adigane ad iska dhaadhicisey inuusan ku bahneyn. thanks
wakay
December 26, 2012 at 9:11
ok waan kuriyoday luqada english oo lagaguuray oo loguuray chena maxayka leedihiin adinkoo mahadsan