Muxuu yahay farqiga u dhexeeya libido and menopause?
Waxaan halkaan idiinku soo gudbinayaa sharaxaad ku saabsan sababaha keena in dhiiga xaydku dhamaado, qoraalkaygan waa (evidence based medicine) waa caddaymo ku dhisan aqoonta sayniska gaar ahaan midda caafimaadka, akhris wanaagsan.
Goormee ayey sida caadiga ah dhacdaa waxa loo yaqaan menopause(dhalma days) maxaase lagu garan karaa caalamado ahaan iyo weliba baaritaankaba?.
Celcelis ahaan dumarka waxay dhiiga caadadu ka dhamaadaa 51 jir,balse wayna ka soo hormari kartaa wayna ka dib dhici kartaa de’da aan kor ku xusay.
Warbixinta Oo Buuxda Halkaan Ka Dhameystiro
Alcarabiya Hoyga Arimaha Qoyska .
Share on Facebook