Home » Entertainment » Sonakshi Shinha Iyo Salman Khan Hees Romantic Shaki Dhalisay Dubai Ku Sameyay

Sonakshi Shinha Iyo Salman Khan Hees Romantic Shaki Dhalisay Dubai Ku Sameyay

Actorka Salman Khan iyo atiirashada Sonakshi Shinha ayaa hees Romantic ah wada sameeyay taasi oo qeyb ka ah flimka Dabangg2 “saanson ne .

Heestaan waxaa lagu duubay Dubai waxa ayna labada jilaa u muuqdeen in ay yihiin lamaane qaabka Romanic ah ee ay heestaan u jileen .


 

 

Waxaa lala leeyahay labaad jilaa ka dib heestaan Romantic ka bad badiska ah ay sameeyaan waxaa lagu arkay goobo gaar ah oo ka banaan shaqada taasi oo dad badan shaki gilisay , waxaana lal leeyahay damac ayaab jira .

Halkaan Ka Daawo Heesaan Romanic Ah 

Alcarabiya.com

 

 

 

 

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>