Home » Arimaha Qoyska » Dhowr Virus Oo Dhib Ku Haya Nolosha Qoyska!! Anti-Virus-kiisa Ayaan Idin Haynaa.

Dhowr Virus Oo Dhib Ku Haya Nolosha Qoyska!! Anti-Virus-kiisa Ayaan Idin Haynaa.

1-Virus-ka Maseerka(Hinaasaha) Noociisa: Wax ayuu ku dheelaa ,Waxa Sababa:In labada lamaane midkood uu doonayo in qabsado kan kan kale iyo in ninka naag kale xariir la leeyahay.

Anti-virus-kiisa: In la ilaaliyo xoriyada gaar ahaaneed iyo in si saraaxad ah looga hadlo waxa soo kordhay .

2-Virus-ka Beenta: Noociisa :D ilaa ,waxaa sababa Cabsi ,ka gaabin iyo iyadoo laga cararayo in la iska hor yimaado.

Anti-virus-kiisa in laga gudbo qaladaadka yar yar iyo in la qirto qaladaadka .

3-Virus-ka Caburinta:Noociisa Halis daran ,waxa sababa madax adeeg iyo doodaha daan-daansiga ah.

Anti-Virus-kiisa Sabar iyo isa saamaxaad.

4-Virus-ka Arimaha Gurigeena Oo Ehelka La Soo Giliyo,Noociisa Halis +Halis .

Waxa sababa :in dhibaatooyinka idinka dhex dhaca oo banaanka loo gudbiyo,in booqashada ehelka bilaa sabab la badiyo .

Anti-Virus-kiisa :in la xafido sirta guriga oo labada qof si fog u xaliyan .

5-Vuris-ka Bakhiilnimada, noociisa Halis ,Anti-vuris-kiisana waa in ilaah loo mahad celiyaa .

6-Virus-ka Shakiga,Noociisa :Halis ,Anti Viruskiisana waxaa waaye taxadarid .

waa inoo muhiim fikirkaada ku aadan mowduucaan

 

 
Osman Fantastic

alcarabiya editor team

Share on Facebook

Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>