Home » Arimaha Qoyska » Haweenka Kama Helaan Ninka Qaabkaan U Dhaqma ! Xariifka Iska Fiiri Hee

Haweenka Kama Helaan Ninka Qaabkaan U Dhaqma ! Xariifka Iska Fiiri Hee

Si looga bad baado bur bur qoys waxa ay shabakada alcarabiya ninyahoow ku siineysa talooyin aad u muuhimsan ee il gaar ah u yeelo .

 
Ka fogaaw ninyahoow in aad wax ka sheegto xariirada ay la leedahay asxaabteda iskuna daydid in aad kala geeyso , waa suura gal in aysan ku qancin xariirada ay lala leedahay saaxibadeeda balse qasab ma ah in tani sabab u noqoto dood joogto ah oo idin dhex dhex marta .

 

 

 

Hadii ay watqi badan ku bixiso aadintaanka saaxibdeeda kaliya waxaa adiga kula naagsan in aad il u yeelato in taas ay sameyn ku yeelatay shaqadeeda guriga iyo daryeelkaada ,, hadi kaliya tahay in waqti uun ay la o qaadaneyso wax dhib ah kuma jiro ee ninyahoow dood haka keenin .
Haddii aadan jecleyn saaxibadeeda ma jirtio wax qasbaya in aad ula raacdo booqashadeeda ee fursad u sii kaligeed ha aadee .
Ilaalinta qusuusiyaadka labadalamaane waa guusha guurka sidoo kale in aad mar waliba u goodiso lana doodo ogaaw waa ay kaa sii fogeeyneysa waayo guurka waa in deganaasho iyo xasilooni lagu helo.

 

 

 

Ogaaw dood badan waa arin haweenka aysan u dul qaadan karin waayo kalsoonida ayuu hawada ku laalayaa waxa ayna dareemeysa in ay xabsi ku jirto oo ay ku weysay karaamadeeda.

 

 

 

In aad tix giliso sidoo kalana caawiso , haweenka waa ka caraan ninka aan qadarin isla markaana iskala weyn in uu caawiyo marka ay u baahan tahay in shaqada guriga gacan laga siiya ee alcarabiya ayaa ninyahoow kuula talineysaa in qadarin midda ugu weyn siiso lamaantaada nolosha kula wadaagtay ..

 

 

Ogaaw hadii aad leedahay dhaqamo xun oo haweeneyda awoodi karin in ka fogeeyso ogaaw waxa ay door bideysa in ay kaa harto ee arimaahan iska ilaali .

Xuquuqda Maqaalada Alcarabiya Waa Dhowrsan Yihiin Ee Hadaad Qaadaneyso Xus Xigashada .

 

 

Osman Fantastic

Alcarabiya Editor Team

 

 

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Haweenka Kama Helaan Ninka Qaabkaan U Dhaqma ! Xariifka Iska Fiiri Hee

  1. hellow all aqyarta al carabiye waa idinku racsanahay hadal kan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>