Home » Fariimo Jaceyl » Fariin Jaceyl- Ku : Xaaskeyga Aan Jeclahay

Fariin Jaceyl- Ku : Xaaskeyga Aan Jeclahay

Marwadeyda aan jeclaayeey, markasta oo aan ku arko adoo hurda waan ku daawadaa aniga oo ay qalbigeyga buuxisay naxariita iyo cishqiga aan kuu qabo, sida kalsoonida iyo amaankaleh ee aad ii ag jiifto markaan eegana waxaan dareemaa inaan ahay nin ragga oo gacaladiisii seexiyey meel ay ku raaxaysato iyadoon ka baqayn cidna Ilaahay mooyee.

 

Waxaan daawadaa farxda iyo quruxda wajigaaga ka muuqata, markaas ayaan ogaadaa inuuna jirin nin iga nasiibani aduunka. Waxaa isa su’aalaa toloow hadii ayna sidan u quruxbadnayn sidan maad u caashiqi lahayd, hadana waxaan ogaadaa cishqiga aan kuu qabaa inuuna ahayn jidhkaaga quruxdiisa ee adiga oo dhan aan ku caashaqay macaaneey.

 

Markastoon tukado waxaan kugu duceeyaa inuu Ilaahay swt kuu dhawro quruxda muuqata iyo tan qarsoon ee noqotay sirta jacaylka aan kuu qabo.

Jacaylkayga qaaliga ah.

Xigasho : WQ: KhadijaHome

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Fariin Jaceyl- Ku : Xaaskeyga Aan Jeclahay

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    jjjjjjjjjjj
    ppppppppppppppppppppppp
    oooooooooooooooooooooooooooooooo
    ooooooooooo
    juuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu
    [[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[[
    jjjjjjjjjjjj
    hhhhhhhhhhhhhhhh

  2. Dj zaadmarry cadde Reply

    January 19, 2013 at 9:11

    wllh wa dhambaal mcn horta aniga waan ka halay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>