Home » Sheekooyin » Jaceylka Dhabta Ah Ma Dhamaado Waligiis Waa Jirayaa, Qiso Xanuun Badan Q5-aad

Jaceylka Dhabta Ah Ma Dhamaado Waligiis Waa Jirayaa, Qiso Xanuun Badan Q5-aad

Waxaan weli ku guda jirnaa sheekadii aheyd Jaceylka dhabta ah ma dhamaado waana qeybtii shanaad ee la socosho wanaagsan .

Maahir isaga oo wareersan kuna haya intee u socotaa Maymuun , wax ay ku soo eegeysaa indho muragada hareeysay ilintana ka socota waxaana daankeeda noqday mid madoow maadaama ilintii iyo indha kuushii ay isku milmeen waxa ayna ku tiri macsalamaa waa ayna sii dhunkatay .

Maymuun waxa ay u soo degtay qeybta saalada ee dadweynaha iyadoo sii eegeysaa oo ooyneysa ayay ku sii haysay iyadoo hadalkana sii liq liqeysa aaah., aaah , aaah sidaan waligey uma aan ooyin xitaa markaan yaraa sidaan uma ooyin, balse waqtiga ayaa iga oohisiiyay .

Si xanuun badan ayay u sii eegtay oo ilinatana ma joogsan markaas ayay ku qaylisay aah , aah aaah ka dib dhulka ayay ku dhacday dadkii ayaa ku xoomay halka Maahir uu sidii alwaax u taaganaa oo waa uu awoodi waayay maadaama awoodii ay ka tagtay , wax waliba waa ay istaageen halka Maymuunna ay dhulka waran tahay .

Waa kan maahir oo ku qaylinaya Maymuuuuun intii uu garguuradka ku sii jiray alla xanuun badanaa Maymuun dunida ayay macsalaameysay , waa kan oohin meel ay ka tamid la aqoon oo maahir uu ooynayo , waa kan isaga oo xabad gilinaya jirka Maymuun ,waa mar aysan xabad gilinta qiimo laheyn .

Maahir waa uu ku daalay sidii uu madax darbiga ugu garacaayay , waa tan maahir hooyadii oo isku dayaysa in ay niyada u dajiso oo la ooyneysa isna waxa uu ku hayaa hooyo hooyo Maymuun waa dhimatay .

Xoogaa ka dib waa waa tan Maahir hooyadii oo ka war heshay in wiilkeeda uu miir belay oo uu suuxay . , Ka dib maxaa dhacay la soco qeybta lexaad .
Isha ku haya

Haye aqriste waa inoo muhiim fikirkaada

Cisman Fantastic
ossmanfantastic@hotmail.com

Share on Facebook

Comments

3 Responses to Jaceylka Dhabta Ah Ma Dhamaado Waligiis Waa Jirayaa, Qiso Xanuun Badan Q5-aad

  1. xareed Reply

    November 19, 2012 at 9:11

    qadardhacay canaan male qaadirna qalbigaagu ogyahay

  2. xasan Reply

    June 9, 2012 at 9:11

    waa idin slm

  3. maan Reply

    June 2, 2012 at 9:11

    murugta jecelka dhabta ah aad ayu u xanun badanyahay e qofki ku jiro murug jecel o dhab ah ha iska samro waxan le yahay wad ku le saney in sha allah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>