Home » Entertainment » Salman Khan ” Waxaan Guursanayaa Marka Maxkamada Aan Ka Dhamaado”.

Salman Khan ” Waxaan Guursanayaa Marka Maxkamada Aan Ka Dhamaado”.

Jilaaga caanka ee Salman Khan oo dhawaan ku guuleystay filimka caanka ee suuqa galay dhawaan ee Dabangg 2 ayaa ka hadlay sababta uu u guursan la yahay , iyadoo Salam lagu kari la yahay guur .

 
Waxa uu yiri ” waxaan guur ka fekarayaa marka maxkamadda aan ka dhamaado oo banaanka iska marsiiyo , hadii xukunka iga hiiliyana waxaan guursanayaa marka aan xabsiga ka so baxo “.

 
Salman ayaa loo haysataa in uu ka baxay oo uusan imaan dhowr jeer oo balan maxakamadeyn uu lahaa , waxaan haatan loo yeeray oo la doonaya in maxkamada Mumbai uu ka soo muuqdo 27-december , iyadoo isla maalintaas tahay munaasbada dhalashadiisa .

 
Hadal xanaaq ka muuqdo ayuu Salman Khan ku yiri hadii aan hadda guursado oo xabsiga la ii diro hadhoow xaaskeyga iyo cunug ay wadan doonto miyaa iigu soo booqanaya xabsiga ” taasi waa arin aan dhaceyn .

 
Sanadihi ugu dambeeyay ayaa Salman lagula talinayay in uu guursado gaar ahaan saaxibkiisa Amir Khan ayaa si weyn ugu talinayay , Salman ayaa hadda wax xariir ah sameyn tan iyo markii ay kala boodeen Katrina Kaif.

Share on Facebook

Comments

2 Responses to Salman Khan ” Waxaan Guursanayaa Marka Maxkamada Aan Ka Dhamaado”.

  1. waakusaxsanyahay rayigaa waayo wa inad dhan walba kafikirto

  2. Ali rashid Reply

    December 25, 2012 at 9:11

    Kkkk___:_ikhtiyaarkaabalaayo ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>