Waa qeybtii 6-aad iyo sheekadii Jaceylka dhabta ah ma dhinto waa uu jiraa waligiis , la socosho wanaagsan .
Waa kan maahir oo miirbeelay dhulkana yaal hooyadiina ku hayso wiilkeygii macanaa maxaa ku helay , ka dib cisbitaalka ayaa looga qaaday oo uu laba maalin ka dib ka soo baxay.
Markii Maahir uu ku soo laabtay guriga hooyadiina ay la socoto , waxa uu uu soo galay isaga oo ooyanaya hooyadiina ay gacanta ka hayso,markaas ayuu leeyahay guriga hadii Maymuun ka maqan tahay qiimo iima laha halka hooyadina iyada ooyneysa ay ku hayso hooyo u ducee in alle janada uu giliyo.
Maahir waxa uu galay qolkiisii , waxa uu soo xasustay waraaqdii jaceylka ee ay maymuun horay ugu qortay , waxa ay fariintaas ugu sheegtay in ay uga tagtay fariin markaas ayuu soo qabtay waxaan ku qornaa
“qaaligii aan nolosha ugu jeclaayoow waxaan ku rajeynayaa guul iyo in wanaag aad ku dhameysato guurkaadaan cusub , waxana rajeynaya in qalbigaada uusan ka bixin xasuusteyda , waan ku jeclahay walina waan ku jeclahay balse anigu waan baxay “.
“Kaliya waxa aan kaa dalbanayo waxa ay tahay in aad i xasuusnaato, qaalir ma doonayo in aan aduunyadaan ku sii noolaado , maxaa yeelay adiga ayaa ii ahaa nolol taasina waa dhamaatay haatan , waxaan rajeynaya in aan qalbigaada aan ka bixin, macsalaamo , kulan dambe ma jiri doono , waan baxay , macsalama naf ku jecel “.
Waa kan maahir oo furka tuurtay oo ooynaya xabadkiisana garaacaya oo leh aniga ayaa sabab u ahaa , aniga ayaa sabab u ahaa , waan dayacay nafteydana waan dayacay , waxaa u timid hooyadii waa ay xabad gilisay iyada ooyneysa kuna leh allaha u naxariisto sabar .
Mahir waxa uu ku hayaa waa ay baxday maymuun ma soo laabaneyso anna wax qiimo iima laha moloshaan
Ka dib waxa uu booqday qabrigeeda , waa kan cagahii ayuu dhaqaajin waayay xasuus darteed maalmihii macaanaa ay wada qaateen ayuu xasuus u galay markaas ayuu ku ooynaya haa jaceylka dhabta ah ma dhinto, jaceylka dhabta ah waa uu jirayaa ilaa dhamaadka .
Sheekadii jaceylka ee xanuunka badneydna waa naga intaa , fadlan aqrite waa inoo muhiim fikirkaada maka heshay sheekadaan , ma jeclaan laheyd in sheekooyin jaceyl oo sidaan oo kale idin soo gudbino fadlan hanaga bakhiilin fikirkaada .
Cisman Fantastic
ossmanfantastic@hotmail.com
+254722246658
Share on Facebook
salmo.cadey
March 24, 2013 at 9:11
Maash’allaaah jaceylka dhabtaahi waligiis madhamaado walahi waa sheeko jaceyl farxad iyo murugo leh aad ayaan uga xumahay maahir maymuun iney dartaa udhimato sheekooyinka jaceylka aaad ayaan ujeclahay marwalba noosoo daayaaa waa iga codsi
linaak
March 22, 2013 at 9:11
mashaa allh waa sheegu ad iyo ad ugaa heelaay dhaman lakiin waxaa jeclanlahaay inaa khar lakaa dhiigu vido amaa dhageeysi maxaa yeelaay qar ayaa aqaanini somailibaaaaaaay
linaak
March 22, 2013 at 9:11
mashaa allh walhi waa kaa heelaay ad iyo ad aya ugaa heelaay lakiin waxaa jeclahay inaa lugaa dhiigaan khaar vido amaa dhageeysi
mohamed abdi
February 13, 2013 at 9:11
Waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaawwwwwww. Aad iyo aad ayaan uga helay saas eytahayna qeybaheeda badankooda ma,aanan aqrin waxan aqriyey qeybta lixaad aad ayaanna uhelay maasha,allah webkan waxan ku oranlaha in ay noosoo qoraan mawduc ah sida loosoo xerageliyo gabdhaha si,aan u wadaagno jecayl sida jaceylka anan dhamaaneyn iyo weliba aan gaarno guurka oo ah natiijada jeceylka waana iga codsi aan ka codsanayo webka alcaribiya.wana idin salaamey.by mohammed soomali.
abdulahi mohamed omar aatii
January 15, 2013 at 9:11
masha alah wan kahelay walahi shekadan waa mid murugo naxdin iyo tiranyo jecel leh marka hanaga baqilina shekeyoninka noso gudbiya fadlan idinko mahadsan
Xudeyfa
December 19, 2012 at 9:11
Haaa wa sheko ad u xiso badan murugo iyo tiranyo cashaqna xambarsan. Fadlan iyo Fadlan hanagla bakheylina shekoyinka jcyl_ka kusabsan gar ah kuwa nocan cml tnx
Qalbi cabdul
November 24, 2012 at 9:11
Asc.wad mahadsanidin 100%100 jacaylada sidan o kale ah nosogudbiya iyo qofka ad jaceshahay erayada lo adeg sado nugu sodara ok
mohamed abdiwahab
November 10, 2012 at 9:11
haaa wlh waan ka helay sheekadaan waa sheeko macaan misana murugo xanbaar san adigo ogaan jaceylka waxo yahay inaa dhimato waxa ka fican inaad ogaato jaceylka waxo yahay ka dibna aad jaceyl oo dhan iska ilawdo alcarabiya qaasatan osman fantastic thanks sii wada dadaalkiina
Dhaxaaye
June 11, 2012 at 9:11
Asc.dhaman waxan salan qaaliya udiraya dhaman asxabta alcarabiya.salan qaali ah sheekadan aad ayay u xiiso badantahay waana sheego murugo badan waxana karajeyneyna alcarabiya.inan sidi loogu yaqinay inay kusoceliya webka.macjisoyinka an dhawanahan ku arkin websiteka iyo faaloyinki hindida ee badna by ,?
Qanciye
June 11, 2012 at 9:11
Asc.dhaman waxan salan qaaliya udiraya dhaman asxabta alcarabiya.salan qaali ah sheekadan aad ayay u xiiso badantahay waana sheego murugo badan waxana karajeyneyna alcarabiya.inan sidi loogu yaqinay inay kusoceliya webka.macjisoyinka an dhawanahan ku arkin websiteka iyo faaloyinki hindida ee badna by ,?
Maqosle
June 10, 2012 at 9:11
Wlh cajib
Maqosle
June 10, 2012 at 9:11
Wlh wan oyay wiligey ma ara. Qisadan qisadan hodan iyo bodhari tana kaqatarsan kkkk
Yaasir
June 8, 2012 at 9:11
Aah aah aah macaanaa oo murugo badanaa sheekadu weebkan waxaan kacodsanaynaa inay sheekooyinka jacaylka noosoo tabiyaan thanks alcarabiya
boodhari
June 6, 2012 at 9:11
aad ayaan u soo dhawaynayaa sheekada iyo webkaba waxaana leeyaahay aad ayaan ugu helay teeda kale dhibka jiraaa soomaalida ma qorta mana aqrisa sheekooyinka qiimaha leh ee noocaan ah waxay jecel yihiin dagaalada iyo dadka is dagaalay oo kaliya soomaaliya ha noolaata jacaylkana ha jira
Faatush
June 5, 2012 at 9:11
Wanjeclahay fadlan hadi ad kuwanokale haysin nosogudbiya codsi
mohamed shire
June 5, 2012 at 9:11
waan kahelay wayna fiicneed 1halmeel mooyee qalanjadi sheekada ayaad dishay kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
muhamed abdi
June 4, 2012 at 9:11
waaaaaaaaaaaaaaw haaa haaa haaa haa haa haaaa wan ka helay wan ka helay wan ka helay waa sheeko u dareemi karo qofki u jaceyl hayo wa jaceylka midka dunida ugu macan wa jaceyl aanan la heli karin marnaba noloshu way xuntahay marka natiijo jceyl ay sidan noqoto alla maxa maanta gabdho soomaliyed ku fakarayan inay hagran qofki dunida ugu jecla kadibna ay weyndooto qof jecel iyadana jecel wa jaceyl qofki hela u helay aduunyada o dhan wa jceyl marnaba anan la iloobi karin wa jaceyl lo dhiman karo itnaas ayana uga baxaya alcarabiya waxaan idin ka codsnaya inad so badisan shekoyinkan o kale waliba ad ka dhigtan malmo gaban wad mahadsantihin.
maan
June 2, 2012 at 9:11
haah haah jecelka dhabta ah ma dhinto mana dhamaado wa run sxbki mahirne wanku raxsanahay