Home » Lifestyle » Naasaha Dhaca Mala Adkeyn Karaa? Xog Muhiim Ayaa Lagu Hayaa

Naasaha Dhaca Mala Adkeyn Karaa? Xog Muhiim Ayaa Lagu Hayaa

Haweenka Soomaaliyeed ayaa boqolkiiba 80% ka welwelsan marka naaskooda muddo la jaqo ilmaha ay dhashay ama si kale ba ha loo isticmaale iyadoo arrintaa u keento in naasku noqdo mid aad u jilicsan tasoo sababta in ragga qaar iska joojiyaan ama nacaan baashalka naaska

 

sababtoo ah naaska ayaa ah xubnaha ugu mihimsaan ee haweenku ka raaxeystaan ahna mid qeyb weyn ka qaata dareenka ragga marka haddii uu jilco oo uu noqdo balaq ninka uma saamaxeyso inuu ku raaxeysto naaska xaasikiisa.

 

Haddaba Waxaan idin soo bandhigaynaa qaababka lagu adkeyn lahaa naasaha balaqa noqday ama aadka u jilcay haddaba hadii naaskaadu jilcay sameeya waxyaabahan soo socda:-

 

1- Marka hore waxaa la isku qasaa malab iyo bur kaddib naasaha ayaa la marinayaa todobaadkii seddex jeer

Saliid saytuun ayaa lagu daldaliigayaa muddo 5 daqiiqadood maalin kasta hal jeer kaddib waxaa lagu dhaqayaa biyo qandac ah, kaddib waxaa la keenayaa gabal yar baraf waxaa la marmarinayaa laba naasood ilaa uu ka dhalaalo, kaddib waxaad keenaysaa tufaax oo qashar la’aan la shiiday waxaad saaraysaa labada naasood kaddib waxaad ku qubaysanaysaa biyo lagu daray koob yar khal biyaha waa inay xoogaa kululaadaan waxaad daldaliigaysaa muddo gaaraysa 15 daqiiqo, inshaa Allaah waxaad ka heli doontaa natiijo fiican.

 

2- Geed lagu yiraahdoo afka ingiriiska (Lupin) carabigana (????) ayaa la shiidayaa waxaa lagu daraa caano iyo khal iyo biyaha loo yaqaano (maaul wardi) inta si fiican la isugu labo ayaa la saarayaa naasaha muddo hal saac ayay saarnaanayaan kaddib ayaa la dhaqayaa.

 

Waxaan rajeyneynaa in ay ku caawin doonto

Share on Facebook

Comments

36 Responses to Naasaha Dhaca Mala Adkeyn Karaa? Xog Muhiim Ayaa Lagu Hayaa

  1. Nasro ali Reply

    April 15, 2013 at 9:11

    Asc walaal adinko mahad san dhamaan shaqaalaha webka waxaan idiin weydina maul wardi waxa laha iyo geedka lupin ma geed la helaa jwb fadlan

  2. Nasro ali Reply

    April 15, 2013 at 9:11

    Asc walaal adinko mahad san dhamaan shaqaalaha webka waxaan idiin weydina maul wardi waxa laha iyo geedka lupin ma geed la helaa

  3. Nasro ali Reply

    April 15, 2013 at 9:11

    Sxb yaalow anigaa tijaabinahe xagen ka helaa alaabta

  4. Nasro ali Reply

    April 15, 2013 at 9:11

    Waan idiin salaamay dhamaan qof tijaabiyey mala arkay alaabta mise wali lama tijaabin runtii alaabta waa dawo dabiici ah xitaa hadaysan wax tareyn wax dhib inaysan ku kenayn ayaan maleynaa

  5. Nasro ali Reply

    April 15, 2013 at 9:11

    Waan idiin salamay dhamaan wali qof tijaabiyey mala arkay oo u adkaaden , waxaan u maleynaa inaysan dhib keneyn hadi la tijaabiyo waayo waa dawo dhired ee wax kimiko lehna ma ahan

  6. Hamda Kiin Reply

    April 12, 2013 at 9:11

    Waar ma wax kale aad ka hadashaan bad waydeen intaad nasaha ku mashquulaysaan mad waxkale kagag faaiidaysataan waqtigaa qaaliga aad luminaysaa midkale nasahaad ku hadalysaa waa kuwa wiil kst iyo gabar kstaba soo jaqtay intaa aad ka shekenaysaan ogaada inaad kii mamadii aad kala shaandhanaysaa waar xiisho dumarku way idin dhaleen wana wana la dhalateene wanad qabtaan ama udhaxaysaan walalayal ilahay ka qabsada oo iska dhaafa beenta aad soo dhigaysaa dadka lagu waalayo yaa tijaabiyey cuntadan aad ledihi jirka hala saaro dadna waxay cunan ayay layihin subxaana allah

  7. nafiso Reply

    March 26, 2013 at 9:11

    Gabadhii tijabisa ayadaa nacasad ah ee dumarow hatijabinina inad iskadaydan ragan iyo bentodaba war iskadaya masakiinta bentana kadaya

  8. nafiso Reply

    March 26, 2013 at 9:11

    War maxad kuhadlaysan waa ceb isku xishooda ragoow

  9. Chamam Reply

    January 18, 2013 at 9:11

    Dumarkena madax adeg ma wadesan tijaabiya muhiim ay idiintahay

    • cizad Reply

      January 23, 2013 at 9:11

      dheela kentay walhi sxbow

  10. Chamam Reply

    January 18, 2013 at 9:11

    Waaw alcarabiya arin xasaasi ayay ka hadashay wa arin macqul ah oo la rumeysan karo tusaale barafka marki la saaro xanjo wu adkeyaa wa macqul in sido kale uu isbadal ku samen karo nasaha maadama ay isla jilicsanyihin

  11. Dj zaadmarry cadde Reply

    January 17, 2013 at 9:11

    wllh waa run gabar 15 sano jir oo jirto naasahedane bac qafiif cml ay u jilceen yaa rabo lkn naak 30 sano jirto oo naasaheedane ay dhagax cml yhn waala rabaaa hayeeey gabdho naaasihiina ilaaashta hadii kale waad baareysin ama nin kaga ayaa ku nacaaayo cml c_xakiin4me@hotmail.com

  12. abdalla Reply

    January 11, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wixi larabo maa leesku sheegaa ani waanbo yaa bayee gabdho inaad run moodiin naasaha maro ha idin noqdaan

  13. caydurus cadde Reply

    January 6, 2013 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    hehehehehehehhehehehheh
    arya ila qosla intaan meshaan wax ka aqrinayay wax iga qosliya tan aan ka arkaa kkkkkkkkkkk
    kkkkkkkkkkkkk
    naag nasala ninki arkow alcarabiya aa ka goysee ogow heeekkkkkkkkkkkkkkkkk

  14. deka cali Reply

    January 4, 2013 at 9:11

    walaahi waa qosol maxaa lagu samanayaa midka raga oo jilcay?

  15. faysal Reply

    January 3, 2013 at 9:11

    marka hore waad salaamantihin.alcarabiya iyo inta akhristayalka webka la socda walahay waan qosalay markan akhriyay .qodobkan ka hadlaya nasaha dumarka.wale dumarow hawlba idintala kkkkkkkkkkkkkkkk .wabilahi towfiiq

  16. Boqorka wisil Reply

    January 1, 2013 at 9:11

    K.k.k.k.k.k.kk. Waa wax sahlana haday ay isticmalaan

  17. axmad faarax Reply

    December 31, 2012 at 9:11

    kkk nin aduunyo noolow maxaa aragti kuu laaban
    walahay alcarabiya waxay noqotay dugsi galmo hada maxaan sameeyaaa qoftaydii naasihi waa dhaceen akhayaara shatrafta lahay

  18. Oskar Reply

    December 31, 2012 at 9:11

    K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K.K. Naso dhacen ana atkenayo ani hala ii imado dumarow thanks

  19. Mustaf Reply

    December 31, 2012 at 9:11

    Marka hore waan idin salamayaa alcarabiya wlhi arintaan oo shegee saan waxaan o qadanayaa in aad kawadaan dumaroow nashaha iska jara waayo naas fiic neynaa majiro barafa mase la socotaan imisa mar ayeey cabaan barafka dumarka malintii haduu fiicneeynaa maan aragno hadaba waxaa idin dhihi lahaa illaaah kaba qoow xishooda si aan adiin jaclaano waayo waxaad sheedtaan waxeey keenan kala tag fara ban

  20. abdi salad Reply

    December 30, 2012 at 9:11

    kkkkkkkkkk qosal BADANA

  21. C/qaadir axmed abuukar Reply

    December 30, 2012 at 9:11

    Mashalaaah wa fikrad fiican horta gabdhooy ya la qoslin barobeya ka dib arka waxa soo baxa wlh waxa laga yabaa ra.yi giican inuu yahay mida kale hadan somali nahnay madsax adeed ayaan qabnaa waligeen hor mar ma gareynoo gaalda fiiri hadii wax lo sheego wuu barobeyaa anaga gaal oo ilahey duleeyey ma naga fiican wad aragtaan gaaalda sidey wax usoo saraan iyo warshado anaga maxa noo diiday somali hadan nahnay somaliyey madax adeegfa an iska deeyno wadna mahadsantihiin dhamantiin thans ayan idiin leeyahay duhur wanagsan

  22. suleeqo qalanjo Reply

    December 29, 2012 at 9:11

    Arinkaas wax jiro maahan baraf feeraha la saaraayo waa wax aan dhici karin ee dumar somaliyeed been ha u sheegina hadii kale wixii ka yimaado adinkaa mas,uuliyadeeda qaadeysaan
    teedakale saliid maxey tartaa waxna ma jilci karto waxna ma adkeyn karto ee taas maa idinka halaawday wax kale oo aad soo qortaan aad weyseen

  23. Xubbi cabdi Reply

    December 29, 2012 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alcarabiya cadi matihid hadii la sameyo arinkas oo asaga dhanba baa ba,o kawarama ya loo hestah dumarow lacala hagalinina alcarabiya hora somalidu utiri laf jabtay sideda ma noqoto marka aniga waxan amin sanahay nas dhacay oo lagu soo shaqeyay bur iyo malab iwm waxba soo kordhin mayan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kulaha baraf sara hadiba la saro fex ayuba noqonayayeh ala yab badanah

  24. Xubbi cabdi Reply

    December 29, 2012 at 9:11

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk alcarabiya cadi matihid hadii la sameyo arinkas oo asaga dhanba baa ba,o kawarama ya loo hestah dumarow lacala hagalinina alcarabiya hora somalidu utiri laf jabtay sideda ma noqoto marka aniga waxan amin sanahay nas dhacay oo lagu soo shaqeyay bur iyo malab iwm waxba soo kordhin mayan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  25. Hamzikh Reply

    December 29, 2012 at 9:11

    Waa talo fiican dumaroow inaad naasaha iska gowsaan

  26. Dj.raguuuu Reply

    December 29, 2012 at 9:11

    Gagagagagagagagaga kuwaan qosol ay igodilen yaa ilaqoslaa

  27. Samir Reply

    December 27, 2012 at 9:11

    Al carabiya gabdhaha nasaha ka jaraysan miya ti tijabisa ayay u tal cadowsana xabadka barafsaro aaa kolba aryo mad galinaysa

  28. Abdulaahi Reply

    December 27, 2012 at 9:11

    Waryaa way idinka dhamaatay waxaadan ogeyn ayaad gabdhaha soomaaliyeed ku daalinaysaan

  29. Yusuf Reply

    December 27, 2012 at 9:11

    Alcarabiya tiirka arimaha bushada wexey ila tahay dhafarki aya idinka badatay e gabdhaha ha wareerinina

  30. Wil dareen Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    Waxad rabtan mad sheekeysan nas jilcay daawo maleh

  31. ahmed Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    lakin alcarabiya waxaad ilawaysan mar mar erayada xishmada leh marka aad kahadlaysan sida (naasaha) waxaad kusoo celcelinaysan naaska balaqa ah taa oo aniga oo nin ah aan dhibsaday waxaan kajeclaan lahaa naaska dhacay ama yara jilcay kaliya kkk thnks

  32. burhaaan Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    kkkkkkkkkkkkkkkkk alcarabiya wax badan ayaa isku soo dar darteyn lkn waxaa ka fiicnaan lahayd adigoo hal boomaato ama creame ka soo sheega

  33. Carab c/qadir farax xared Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    Kkkk war dumarow howl gala

    • shaadiyo Reply

      January 5, 2013 at 9:11

      gabdhah waxaa usheegayaa baraf naas ma teego inuu jilciyo ma ahane niinki naas dhacay kugu noco mid taagane kuguma jecelaanayo ee waxaa nila gudboon inaana ku mashquulin arinka niinka iska soo diyaarshay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>