Home » Cayaaraha » United Oo Beerka Kala Baxday Newcastle , Ciyaartii Ugu Wanaagsaneyd 2012-ka .

United Oo Beerka Kala Baxday Newcastle , Ciyaartii Ugu Wanaagsaneyd 2012-ka .

Runtii cid isku haysata ma jirto in kulankii caawa United iyo Newcastle yahay kulankii ugu macaanaa sanadkaan uguna fiicnaa , Baashaal, Xaraarad, Xamaasad , Waali , Kubad Wanaagsan , goolal wanaagsan iyo natiijo wanaagsan .

 
United waxii lagu yaqiinay ayay sameeysay ee ah ma jirto wax is dhiibid ah , waxa ayna si toos ah gadaal isaga marsiiyeen kooxda ka daba gur-guuraneysa ee City waxa ayna ku hakiyeen 7-dhibic ka dib markii City uu uu quusiyay wiilkoodiui hore ee Johnson kulan ka dhacay guriga Sanderland.

 
Goolal badan ayayba ku badan laheyd United hadii garsoorihi ciyraata uusan qaldami laheyn maxa yeelay daqiiqadii 55-aad Harnandez si toos ayaa gacanta loogu kala tuuray wax ayna aheyd rigoore , sidoo kale isla laacibkaan sixiroolaha ah goolal badan ayuu cunay .

 
Qaladaad ka dhacay tababaraha newcastle iyana qeyb ayay ka aheyd maxaa yeelay bedelkii uu ku sameeyay labada dheeman ee qaarada africa dabacsanaan xoogan ayay keentay maxaa yeelay daafacyada United waa ay ka baqayeen .

Share on Facebook

Comments

4 Responses to United Oo Beerka Kala Baxday Newcastle , Ciyaartii Ugu Wanaagsaneyd 2012-ka .

  1. Pedro Reply

    December 28, 2012 at 9:11

    MU waa la,isku raacay red evils

  2. shamarkecade Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    war kaas aan u bagaa manutd waliged mais dhibeso ilaa firimbiga laga yeeriyo viva manutd

  3. sha Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    manutd viva saas waye waligeed mais dhibidoonto ilaa firimbiga laga yerin dono

  4. hanad yare Reply

    December 26, 2012 at 9:11

    Kakaka. Manchester united isma dhiibto. Lkn waxan ka xumahay qaladadki uu sameeye garsoorihi galabta. Manchester united for. Ever

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>