Home » Entries posted by Mohamed Osman Habiib

7 Arrimood Oo Raggu Ay Ka Doonayaan Xaasaskooda Iyo 7 SIR Oo Muhiim Ah In Dumarku Ay Ka Bartaan Ragga!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka Ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Inta badan ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita inay ka wada-hadlaan waxyaabaha qarsoon. Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex…

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramadan Kariin akhristeyaal.Alcarabiya.com waxay isbuucan idiin soo bandhigtay qaabaka ugu fiican ee looga hari karo qof aad is-jeceshihiin ama uu xiriir idiinka dhaxeeyo. Markan, waxaan sidookale soo gudbineynaa sida ugu haboon ee looga soo kaban karo xanuunka ka dhasha kala tegga xiriirka jaceyl. 1) Saaxiibo badan ku yeelo baraha buslshada:…

Sugaan Macaan Oo Lagu Muujiyo Jaceylkaaga: Nuurkii Indhaha Iyo  Nafta Raaxadeedaay:!

Sugaan Macaan Oo Lagu Muujiyo Jaceylkaaga: Nuurkii Indhaha Iyo  Nafta Raaxadeedaay:!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa hubaal in qof waliba uu qaab un u muujiyo dareenkiisa qof ahaaneed,marka uu ku jiro xaallad nololeed oo farxad iyo murugoba leh. Haddaba,Alcarabiya.com ayaa ku soo qortay mirahan oo ah hees uu ku luqeeyo fanaanka caanka ah ee Lafoole. Nuurkii indhaha iyo Nafta raaxadeedaayTaan nasiibka ku hamiyaayCalaf ineey u noqotaayKu nagaatay…

FARIIMAHA RAMADAANKA: Allow Ha Na Ciqaabin!

FARIIMAHA RAMADAANKA: Allow Ha Na Ciqaabin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mar kale, Ramadaan Mubaarak dhammaan muslimiinta gaar ahaan dadka Soomaaliyeed. Alcarabiya.com waxay ku soo gudbineysaa fariimaha la’iisu diro bishan barakeysan ee Soon. —————————————————————-      DAMBI DHAAF Ya Allah, aad ayay u badan yihiin dambiyadeena, Laakiin naxariistaada ayaan xad laheyn, Fadlan noo dambi dhaaf oo naga cafi khaladaadkeenna, Adiga ayaa leh…

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidee xiriirka loogu jiraa qof aad weli jeceshahay? Qodobkan waxaa uu ka hadlayaa sida looga haro ama xiriirka loogu jiro qof ay naftaadu u baahan tahay,balse laga yaabo in aadan ka helin qiimeyntii aad mudneyd. Dad badan ayaa sanado la dhibaatooda Jaceylka qof ay kala hareen ilaa ay gaarto inay…

Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramaadan Kariim,waa mar kale iyo sheekooyinkeennii maalinlleha ahaa ee aad uga barateen Alcarabiya.com. Ku soo dhowaada, fariimo ku sabaabsan” Goodbye” ama ” Nabaday”. # Saaxiibtinnimada macanaheedu ma ahan inta ay la egtahay waqtiga la wada socday. – Ma ahan, inta shey aad aad ku bixisay ama aad ku heshay. – Ma…

U Dir Geeraarkaan Qofka Aad Dooneyso Ama Jeceshahay Laakiin Kugu Daadiyay!!

U Dir Geeraarkaan Qofka Aad Dooneyso Ama Jeceshahay Laakiin Kugu Daadiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka aad dooneyso inaad qorto fariimo jaceyl waxaad u wajihi kartaa dhow nuuc.  Haddii aad dooneyso inaad lamaanahaaga ama qof aad jecehshay u dirto dhambaal calaancal ah, ku billow sidan Ka socoto naf kuu ooman Aboowe/Abaayo. marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed kana udgoon badan barfuunka kaagana timid saableyda oo…

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guurka waa muhiim,waana wax ay ku hamiyaan inta badan bani’aadamkaoo dhan. Haddaba,Waa waxay sababta ay dadku u doonayaan Guurka? 1- UBAD KAA HARA:-Ujeedada guurka waa in lagu raaxeysto nolosha oo la dhalo carruur,si uusan meesha uga baxin tartanka dadka oo muhiim u ah jiritaan adduunka. 2-DHUFEYSI AAD KA GASHO SHEYDAANKA:Guurku…

Fariimo Lagu Soo Jiito Qof Aad Jecehashay Laakiin Iska Dhigaayo Dhagool!!

Fariimo Lagu Soo Jiito Qof Aad Jecehashay Laakiin Iska Dhigaayo Dhagool!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariimo qoraaleedka waa qeybta ugu muhiimsan ee ay ku wada-hadlaan guud ahaan dadka gaar ahaan kuwa uu ka dhaxeeyo xiriirka saaxiibtinimo ama midka jaceyl. Nolosha ayaa ah maallin farxad iyo mid murugo,bani’aadamka oo dhan  ayaana u siman. FARIIMO JACEYL :- Wiil uu jaceyl hayo ayaa warqad u diray Gabadh: :-Ka…

Fariimo Jaceyl Oo Calaacal Ah” Ruuxii Dhab Kuu Jecel Waa Lala Dha-dhamiyaa”!!

Fariimo Jaceyl Oo Calaacal Ah” Ruuxii Dhab Kuu Jecel Waa Lala Dha-dhamiyaa”!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariimahan waxay ka turjumayaan xaaladaha ay ku jiraan dhallinyarrada,gaar ahaan marka ay haasaawayaan. Inaad wax jeclaato ama lagu jeclaado,ma ahan wax dambi ah ama wax lala yaabo,waana qeyb ka mid ah nolol maalmeedka noolaha caqliga leh. FARIIMO JACEYL OO CALAACAL AH:- Maxaa kugu dhacay MCN, ma miyirkaa laga maray,Ma illowday…

Page 1 of 212