Home » Archives by category » Arimha Qoyska

U Gaar Ragga : Arimahaan U Saamey Xaaskaada Waxa Ay Ka Qaadeysaaa Jaceyl Aan Dhamaad Laheyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ragga qaarkii ayaa u haysta in ka qoslinta iyo farxad gilinta haweenkooda tahay arin adag ama mustaxiil ah ee ninyahoow ogoow arimo yar ayaa farxadda haweeneyda kor u qaadaya, waa muhiim in aad tijaabiso liiskaas waana hubaal in aan dareemi doontid is bedel . 1- Marka ay dood idin dhexeyso…

7 Arrimood Oo Raggu Ay Ka Doonayaan Xaasaskooda Iyo 7 SIR Oo Muhiim Ah In Dumarku Ay Ka Bartaan Ragga!!!

7 Arrimood Oo Raggu Ay Ka Doonayaan Xaasaskooda Iyo 7 SIR Oo Muhiim Ah In Dumarku Ay Ka Bartaan Ragga!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka Ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Inta badan ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita inay ka wada-hadlaan waxyaabaha qarsoon. Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex…

U Gaar Dumarka : Arimo Yar Oo Farxad Waali Ah Aad Ku Siin Karto Gacaliyahaaga.

U Gaar Dumarka : Arimo Yar Oo Farxad Waali Ah Aad Ku Siin Karto Gacaliyahaaga.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirkasta oo ka dhexeeya laba isqabta iyo laba isjecel wuxuu u baahan yahay in sida ukuntii oo kale loo dhowro,sida ubixii oo kale loo waraabiyo,islamarkaana laga ilaaliyo inuusan wiiqin. Isbedelada nolosha iyo cimiladuba bini aadamka wax cusub oo hor leh ayuu ka bartaa. Hadii aad aaminsan tahay in qof ku…

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la tilmaamaa in jaceylka ragga uu ku yimaado aragtida koowaad durbana uu jaceylka ku dhaco iyaga oo ka amar qaadanaya indhaha balse haweeneyda waa ka duwan tahay waxa ayna ninka ay jeclaaneyso ka raadisaa tilmaamo gaar ah oo muuqaalka kore ma eegaan . Warbixintaan ayay alcarabiya.com ku soo koobeysaa…

Sedex Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Sedex  Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabdho?Wiilal badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda?gacalisadooda ay sheeko wadaag yihiin . Hadaba Alcarabiya.com ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga ?gacalisaadada Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u…

Farriin jaceyl: Mararka Qaar Waan Iloobaa In Aan Ku Soo Salaamo Balse Hal Arin Ayaa U Saba ah .

Farriin jaceyl: Mararka Qaar Waan Iloobaa In Aan Ku Soo Salaamo Balse Hal Arin Ayaa U Saba ah .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

*Haddii aad soo kacdo qolkaaga oo mugdi ah , dhiigana meel waliba daadsan yahay , darbigana uu ruxmayo waligaa ha wel welin maxaa yeelay meel ammaan ah ayaad ku jirtaa waana qalbigeyga . * Waligeey ma tir tirin fariin kaa timid , waayo taasi waxa ay la mid tahay aniga…

U Gaar Dumarka : Dabeecadahaan Ma Isku Aragtay ,Waxaad U Nugushahay In Odayga Uu Xaas Kale Kaa Raaco

U Gaar Dumarka : Dabeecadahaan Ma Isku Aragtay ,Waxaad U Nugushahay In Odayga Uu Xaas Kale Kaa Raaco

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wahsiga waa cudur qofka ka reeba wax yaabo badan oo wax tar uleh noloshiisa, dadka wahsiga badan ayaa ah kuwa inta badan aan waxba qabsan, inta badan dadka wahsiga badan ayaa afka go’aama ka gaara kadibna aan ku dhaqaaqin wax ficil ah, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa astaamaha lagu garto…

U Gaar Dumarka : 6 Arimood Oo Ay Raggu Doonayaan Balse Aysan Dumarka U Sheegin

U Gaar Dumarka : 6 Arimood Oo Ay Raggu Doonayaan Balse Aysan Dumarka  U Sheegin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita wadahalka. Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex marto sheego macaan ama in ay…

U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

1)Xaaskaaga ugu yeer magacba magaca uu ka wacan yahay, arintaasina waxa ay wax wayn ka tartaa kalsoonida iyo niyad wanaaga xaaskaaga. 2) marka aad ka timaado shaqada ama safar aad ku maqnayd waxa kula gudboon in aa haddiyad haba yaraatee u keento hadii aad wax kale awoodi waydo u keen…

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramadan Kariin akhristeyaal.Alcarabiya.com waxay isbuucan idiin soo bandhigtay qaabaka ugu fiican ee looga hari karo qof aad is-jeceshihiin ama uu xiriir idiinka dhaxeeyo. Markan, waxaan sidookale soo gudbineynaa sida ugu haboon ee looga soo kaban karo xanuunka ka dhasha kala tegga xiriirka jaceyl. 1) Saaxiibo badan ku yeelo baraha buslshada:…

Page 1 of 41234