Home » Archives by category » Arimha Qoyska (Page 2)

U Gaar Ragga : Weli 9-kaan Eray Ma Ku Tiri Gacalisadaada , Waa Hubaal Farxad Waali Ayay Ka Qaadeysaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qodobada soo socda ninkii Xaaskiisa u sameeya waa uu ka dareemi doonaa muddo gaaban sida ay isu badasho, oo ay jacaylka ay u qabto uu laba jibaarto Saygeeda, Ragoow isku daya in aad si wanaagsan u Fahan taan Qodobadana una Dabaqdaan Shabakada Somlive.net kuu sahashay in ay ku soo gaarto…

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidee xiriirka loogu jiraa qof aad weli jeceshahay? Qodobkan waxaa uu ka hadlayaa sida looga haro ama xiriirka loogu jiro qof ay naftaadu u baahan tahay,balse laga yaabo in aadan ka helin qiimeyntii aad mudneyd. Dad badan ayaa sanado la dhibaatooda Jaceylka qof ay kala hareen ilaa ay gaarto inay…

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guurka waa muhiim,waana wax ay ku hamiyaan inta badan bani’aadamkaoo dhan. Haddaba,Waa waxay sababta ay dadku u doonayaan Guurka? 1- UBAD KAA HARA:-Ujeedada guurka waa in lagu raaxeysto nolosha oo la dhalo carruur,si uusan meesha uga baxin tartanka dadka oo muhiim u ah jiritaan adduunka. 2-DHUFEYSI AAD KA GASHO SHEYDAANKA:Guurku…

5- Arin Oo Haweeneyda Ka Raadiso Ninka Ay Nolosha La Wadaagtay ,Haddii Lagaa Waayana Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa

5- Arin Oo Haweeneyda Ka Raadiso Ninka Ay Nolosha La Wadaagtay ,Haddii Lagaa Waayana Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii aad boodi goobeyso in aa dogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa ay Alcarabiya ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee Jaceylka kana qarin draeemihiisa Jaceyl…

7-daan Calamad Haddii Aad Isku Aragtaan Jaceylkiina Guul Ayuu Gaaray Oo Samada Ayuu Marayaa .

7-daan Calamad Haddii Aad Isku Aragtaan Jaceylkiina Guul Ayuu Gaaray Oo Samada Ayuu Marayaa .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maku jirtaa xariir Jaceyl mana garaneysid in xariirkaan yahay mid guuleystay iyo in kale , hadaba calaamadahan ayaa kuu cadeynaya . 1- Midkiinaba Haddii Uu Qofka Kale Aqrin Karo : xariirka Jaceyl ee caafimaadka qabka ah waxa uu labada dhinac gaarsiiyaa heer midba kan kale uu aqriyo waxa maankiisa ku…

U Gaar Dumarka : Inta Ay Dabeecadaada Tahay Qaabkaan ,Ninkaada Jaceylkiisa Ayaad Ku Weyneysa Wuuna Ka Cararayaa !

U Gaar Dumarka : Inta Ay Dabeecadaada Tahay Qaabkaan ,Ninkaada Jaceylkiisa Ayaad Ku Weyneysa Wuuna Ka Cararayaa !

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira arimo badan oo ninka ka yeelaya mid ka carara lamaantiisa isla markaana keeneysa in uu yaraado jaceylka uu kuuu qabo . Waxaa muhiim ah in ay haweeneyda ogaato sida ay ku kasban karto ninkeeda . Gabaryaheey halka aad iska fogeyn laheyd waxaad xoogga saartaa in aad ka yeesho…

U Gaar Lamaanayaasha : Arimahaan Bur-burka Jaceylka Ayay Keenaan Ee Ka Fogoow

U Gaar Lamaanayaasha : Arimahaan Bur-burka Jaceylka Ayay Keenaan Ee Ka Fogoow

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa tilmaamaya in heerka furiinka dalka Somaliya uu kordhay taasi oo keeneysa in dib loogu laabto wax yaabaha keenaya qilaafaadka qoyska , waxaa ka mid ah arimaha keena . 1- Dbacsanaan : waa caqbadda ugu horeeysa ee qaboowga ku keeneysa xariirka labada lamaane oo xaraarada…

U Gaar Dumarka: 4-taan Qodob Sameey ,Gacaliyahaaga Indhihiisa Haweeney Kale Ma Soo Qabanayaan

U Gaar Dumarka: 4-taan Qodob Sameey ,Gacaliyahaaga Indhihiisa Haweeney Kale Ma Soo Qabanayaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haween badan ayaa is weydiiya sid aay raggooda ugu yeelan lahaayeen kuwo aan laheyn indho iyaga ay ku arkaan mooyee , Alcarabiya ayaa hadaba ku siineysa talo gaaban oo aadan ninkaada kaga yeelan karto mid maqsuud kugu ah 1- Jooji Warbixinta Maalin Laha Ah: Marka uu guriga uu yimaado durba…

XIKMAD: Ma Ogtahay Inuu Jiro Qof Ka Macaan Xaaskaaga/ Ninkaaga Oo Lala Noolaado??

XIKMAD: Ma Ogtahay Inuu Jiro Qof Ka Macaan Xaaskaaga/ Ninkaaga Oo Lala Noolaado??

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Noloshu kama maaranto maanweello iyo madadaallo.Sidaas darteed,Alcarabiya.coma ayaa halakn idiin kugu soo gudbineysa xikamado gaa-gaaban oo laakiin leh micno waa-weyn. Guubaabiye caan ah oo u khudbeynaya dadkiisa ayaa horey u yiri: Sanadihii ugu wanaagsanaa ee nolosheyda oo dhan waxaan ku qaatay gacmaha naag aan xaaskeyga aheyn. Dadkii daawadayaasha ahaa ayaa yaabay,halmar…

4 HAB Oo Loola Qabsado Gabdhaha Shidan Ee Aad Kula Kullanto JIIMKA

4 HAB Oo Loola Qabsado Gabdhaha Shidan Ee Aad Kula Kullanto JIIMKA

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidee loola qabsadaa gabadh joogta JIIMKA??????Haddii aad tegto goobaha Jimicsiga,waxay u badan tahay inaad halkaasi kula kullanto gabdho shidan oo aad la dhacdo muuqaalkooda. JIIMKA waxaa caadiyan issugu yimaada dhammaan dadka doonaya inay is-qurxiyaan,rajo-badana ka leh nolosha.:- Haddaba qaababkan ayaad ula qabsan kartaa Gabarta jooga JIIMKA U LAQABSO SI AY…

Page 2 of 41234