Home » Archives by category » Arimha Qoyska (Page 3)

Sidee U Raali Gilineysaa Gacalisadaada Ama Gacaliyahaaga Oo Ka Xanaaqsan , Farsamooyinkaan Raac

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haddii aad qalad ka gashay gacaliyahaaga ama gacalisadaada hadana aad dooneyso in aad raali giliso ,waxa ay Alcarabiya.com ku siineysaa habab sahal ah oo arintaas ka caawinaya * Marka aad raali gilineyso isku day in aad diiradda saarto xaqiiqda dhibka jira ,is weydii waxa kugu qasbay in aad sameyso ama…

Qoyska: 5- Tilmaan Oo Lamaantaada Kaa Fogeyn Kara Waliba Bur-bur Ku Keeni Kara Dhismaha Gurigaada

Qoyska: 5- Tilmaan Oo Lamaantaada Kaa Fogeyn Kara Waliba Bur-bur Ku Keeni Kara Dhismaha Gurigaada

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxa jira arimo badan oo wax yeelaya xariirka qoyska labada lamaane oo ugu dambeyn keeni kara bur -bur ku yimaada dhismaha gurigooda Waxa ay qeybta arimah qoyska ee Alcarabiya.com soo qaadaneysaa tilmaamo ay haweeneydda neceb tahay in uu lahaado gacaliyaheeda 1- Gacan Adeyga ( Bakhiilnimo) waa tilmaanta ugu darran ee…

Sidee Lagu Heli Karaa Saaxiib Wanaagsan? Aqri 4-tan SIR!

Sidee Lagu Heli Karaa Saaxiib Wanaagsan? Aqri 4-tan SIR!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Dad badan ayay ku adagtahay inay helaan saaxiibo wanaagsan oo tayo leh. Inaad yeelato saaxiib fiican waxay muhiim u noqon kartaa hormarka iyo farxadda noloshaada. Saaxiibbada wanaagsan waxay caawinaad ku siin karaan waqtiyada ay kula soo gudboonaadaan xaallado adag,sida, wel-welka,isku-buuqa,geerida iyo IWM. Siyaabo kala duwan ayay bulshada u cabbirtaa,qofka uu yahay saaxiibka wanaagsan,dabcan waxaana…

Hal Dhibic Oo Jaceyl Ah Kuuma Hayo Hadaad Calaamadahaan Ku Aragto Qofka Aad Xariirka Jaceyl Leedihiin

Hal Dhibic Oo Jaceyl Ah Kuuma Hayo Hadaad Calaamadahaan Ku Aragto Qofka Aad Xariirka Jaceyl Leedihiin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wax lala yaaba ma aha in aad ka war hesho in dareemaha ninka aad xariirka la leedahay ee kugu aadan in ay is badaleen oo jaceylkiisa aheyn qaabkii hore , hadaba hadaad calaamadahaan ku aragto waxa uu ku ciyaarayaa dareemahaada ma doonayo in uu ku guursado ee il gaar ah…

Sedexdaan Arin Lamaantaada Waa Ay Ka Careysiinayaan Ee Iska Ilaali

Sedexdaan Arin Lamaantaada Waa Ay Ka Careysiinayaan Ee Iska Ilaali

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xariirka labada lamaane ayaa u baahan in uu noqdo mid isu dheeli tiran kuna tiirsan is caawin labada lamaane ah. Waxaa jira falal uu ninka sameeyo taasi oo qal qal gilineysa isu dheeli tirnaantii sida ay xaaska u aragato taasi oo ugu dambeyn keeni karta qilaafaad Hadaba dhaqanadaas ayay alcarabiya.com…

Ila Tali : Aniga Ayuu Igu Tiirsan Yahay Balse Wuu I Ciilaa Kuna Tuntaa Jaceylka Aan U Qabo , Maxaan Ku Sameyn Karaa Nin Noocaas Ah”.

Ila Tali : Aniga Ayuu Igu Tiirsan Yahay Balse Wuu I Ciilaa Kuna Tuntaa Jaceylka Aan U Qabo , Maxaan Ku Sameyn Karaa Nin Noocaas Ah”.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ammaan oo idil ALLE ayay u sugnaatay,Naxariis iyo Nabad-geliyana korkiisa ha ahaato Nebi Muxammed.Dhamman waxaan si qaddarin iyo qiimo leh u salaamaya bulshada Soomaaliyeed,gaar ahaan Website-ka Alcarabiya.com oo aan ku ammaanayo inuu wax ka qoro arrimaha nolosha oo baahi badan loo qabo. Magaceygu waa Anisa Mohamed Osman oo joogta dalka…

U Gaar Dumarka : Haddii Arimahaan Aad Ku Aragto Indho Kale Oo Uu Dumar Kale Ku Arko Ma Yeelanayo , Waligaana Kama Tagayo .

U Gaar Dumarka : Haddii Arimahaan Aad Ku Aragto Indho Kale Oo Uu Dumar Kale Ku Arko Ma Yeelanayo , Waligaana Kama Tagayo .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haweeneyd waliba waxa ay dalaal ku bixisaa in ay hanato gacaliyaheeda oo uusan yeelan indho iyada uu ku arko mooyee Si loo helo wax aad ku ogaato arimahaas ayay shabakadda arimaha qoyska iyo Jaceylka ee Alcarabiya.com ku siineysaa gabaryaheey habab yar oo aad arintaas ku ogaan karto . 1- Waxa…

U Gaar Dumarka : Ka Fogoow In 4-taan Su`aal Weydiiso Gacaliyahaaga , Jawaabna Kama Bixiyo

U Gaar Dumarka : Ka Fogoow In 4-taan Su`aal Weydiiso Gacaliyahaaga , Jawaabna Kama Bixiyo

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabaryaheey waxaa jira arimo dhibaya gacaliyahaaga taasi oo ka dhaleneysa su`aalo aad weydiineyso balse adiga aadan dareemeyn , waxay kala yihin 4 su`aal oo ay ragga dhibsadaan ee gabaryaheey ka fogoow . 1- Goormaa Ayaad Guriga Ku Soo Laabaneysaa : su`aal waliba oo ku biyo shubaneysa xilliga uu guriga ku…

Hab Sahal Ah Oo Jaceylka Gacaliyaahada Aad Ku Kasban Karto Ee Gabaryaheey Raac Talooyinkaan

Hab Sahal Ah Oo Jaceylka Gacaliyaahada Aad Ku Kasban Karto Ee Gabaryaheey Raac Talooyinkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa suura gal in aad ka baqeyso jaceylka balse waxaad ogaataa in aysan sahal aheyn in la helo nolol dareen leh. Hadaba alcarabiya.com ayaa ku siineysa talooyin gaaban si aad u hesho nolol dareen leh oo aad u wacan . 1- Noloshaada Jecloow: waa mid ka mid ah wadooyinka aad…

Qoyska: 5- Qodob Oo Ay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

Qoyska: 5- Qodob Oo Ay Haweenka Ka Raadinayaan Ninka Ay Nolosha La Wadaagayaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Haddii aad boodi goobeyso in aad ogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa ay alcarabiya.com ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato. Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee jaceylka kana qarin dareemihiisa Jaceyl…

Page 3 of 41234