Home » Archives by category » Ciyaaro

DOONIS HOR LEH: Koox Reer Talyaani Oo Dooneysa Morata (Mana Ahan Juve).

DOONIS HOR LEH: Koox Reer Talyaani Oo Dooneysa Morata (Mana Ahan Juve).

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa lasoo warinayaa Milan in ay dooneyso weeraryahanka kooxda Real Madrid ee Alvaro Morata inkastoo cadaadis ay kala kulmi karto kooxaha reer England. Xiddigii hore ee kooxda Juve ayaa dib ugu laabtay Los Merengues xili ciyaareydkii lasoo dhaafay balse kuma jiro safka koowaad ee uu Zinedine Zidane uu soo magacaawdo.…

10-Ka Qad Dhaxe Ugu Wanaagsan Ee Horyaalka Premier League – Pogba, Kante Iyo Magacyo Kale.

10-Ka Qad Dhaxe Ugu Wanaagsan Ee Horyaalka Premier League – Pogba, Kante Iyo Magacyo Kale.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xili ciyaareydkan horyaalka Premier League dhaaman macalimiinta Pep Guardiola, Jose Mourinho iyo Antonio Conte waxa ay ahaayeen kuwa shaqo cusub hayey waxeyna wajaheen macalinmiin hore kooxo u hayey sida Jurgen Klopp, Arsene Wenger iyo Mauricio Pochettino. Balse xili ciyareydkan wuxuu ahaa mid aad u adag waxaanu eegi donaa xiddigaha qadka…