Home » Archives by category » Fanka

BAARIS: Laba Fanaan Somali Ah Oo Bidaar Lahaa Balse Haatan Isku Beeray Timo Been Ah , Koofida Waa Ay Tuureen

BAARIS:  Laba Fanaan Somali Ah Oo Bidaar Lahaa Balse Haatan Isku Beeray Timo Been Ah , Koofida Waa Ay Tuureen

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Bidaartu ama madaxa oo timo beela waa wax caadi ah oo ay sababaan Hormoonnada ku Jira madaxa qofka iyo siyaabo kale oo caafimaad. Waxay u badan tahay in qofka uu Bidaar yeesho marka uu gaaro da’da dhex-dhexaadka,waana dhacdaa in la arko qof da’yar oo haddana madax diiran. Sababo la xiriira dhaxal,cuduro…

XOG: Dalmar Yare Oo Fanaaniinta Cumar Shooli & Ilkacase Iyo Somali Taajir Ah Ka Dul-qaaday Xaaskiisa Cusub Ee Huda

XOG: Dalmar Yare Oo Fanaaniinta Cumar Shooli & Ilkacase Iyo Somali Taajir Ah Ka Dul-qaaday Xaaskiisa Cusub Ee Huda

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sida shaac-baxdayba,arooskii ugu soo jiidashada iyo qurruxda badnaa ee uu dhigto fannaan Soomaaliyeed ayaa waxaa hir-geliyay Dalmar Yare oo ku nool dalka Mareykanka. Magaciisa oo buuxa, waa Mukhtaar Maxamed Calilaakiin ku caan-baxay Dalmar Yare,waana Fannaan ay jecel yihiin shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan ay raggu aad uga helaan Heesahiisa marka loo…