Home » Archives by category » Fariimaha Jaceylka

Fariin Jaceyl : Waxaad Gacanta Ku Sidataa Furaha Laga Xukumo Qalbigeyga Adiga Ayaana U Qalma

Fariin Jaceyl : Waxaad Gacanta Ku Sidataa Furaha Laga Xukumo Qalbigeyga Adiga Ayaana U Qalma

Dhulka meesha aad uga nooshahay waan ka jeclahay dunida inteeda kale, waayo waxaan kaa dugaashadaa ruuxdaada,waqtiyada wey isbedelaan laakin jaceylkaaga weli waa sidiisii inuu sii kordha maahee waxba iskama dhimin weli. Maalmuhu waa mugdi hadii aadan ka muuqan agagaarkeyga oo aadan iigu deeqin dhoolacadeyntaada. Dareenka caashaq ee aan kuu qabo…

Fariin Jaceyl : Toloow Xageed Iiga Timid? Ma Malaa’ig La Isoo Diray In Ay Nolosheyda Nuuriso Ayaad Tahay? Mise

Fariin Jaceyl : Toloow Xageed Iiga Timid? Ma Malaa’ig La Isoo Diray In Ay Nolosheyda Nuuriso Ayaad Tahay? Mise

Adigaa i baray farxada waxa ay tahay iyo macaanka nolosha, adigaa i tusay xanuunada qalbiga ku dhaca,sikasta oo aan kuugu careysanahay markaad ii dhoolacadeyso waan ilaawaa wixii xanaaq ah aan kuu qabay oo dhan. *Adiga dartaa nuur iimalahan nolosha,maalmaha aad iga maqan tahay dunida oo dhan waa cidlo inkastoo dad…

Fariin Jaceyl : Jaceylkaaga Waa Igu Filan Yahay Wuuna Iga Badan Yahay

Fariin Jaceyl : Jaceylkaaga Waa Igu Filan Yahay Wuuna Iga Badan Yahay

Dareen hor leh qalbigaagaa oo aad usii garaacma, waxaad dareemeysaa markastoo aad i fiiriso waxaa ii sawirmeysa inaad igu mashquulsan tahay,islamarkaana aad i tebeyso waana ii dhimaneysaa waan ogahay. Ma rabo inaad i dhahdo hadalo wareerinaayo qalbigeyga islamarkaana u sii kordhinaayo duufaanta caashaq igu filan inaad i dhahdo waan ku…

Fariin Jaceyl : Jaceylku Waa Dulqaad Iyo Naxariis Waxaan Jecelahay In Aan Runta Soo Bandhigno

Fariin Jaceyl :  Jaceylku Waa Dulqaad Iyo Naxariis Waxaan Jecelahay In Aan Runta Soo Bandhigno

Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayay ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo keliya ,indhaheyguna aragtidaada waa u daawo ah. * Waa igu…