Home » Archives by category » Fariimo Jaceyl (Page 2)

U Dir Geeraarkaan Qofka Aad Dooneyso Ama Jeceshahay Laakiin Kugu Daadiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka aad dooneyso inaad qorto fariimo jaceyl waxaad u wajihi kartaa dhow nuuc.  Haddii aad dooneyso inaad lamaanahaaga ama qof aad jecehshay u dirto dhambaal calaancal ah, ku billow sidan Ka socoto naf kuu ooman Aboowe/Abaayo. marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed kana udgoon badan barfuunka kaagana timid saableyda oo…

Fariimo Lagu Soo Jiito Qof Aad Jecehashay Laakiin Iska Dhigaayo Dhagool!!

Fariimo Lagu Soo Jiito Qof Aad Jecehashay Laakiin Iska Dhigaayo Dhagool!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariimo qoraaleedka waa qeybta ugu muhiimsan ee ay ku wada-hadlaan guud ahaan dadka gaar ahaan kuwa uu ka dhaxeeyo xiriirka saaxiibtinimo ama midka jaceyl. Nolosha ayaa ah maallin farxad iyo mid murugo,bani’aadamka oo dhan  ayaana u siman. FARIIMO JACEYL :- Wiil uu jaceyl hayo ayaa warqad u diray Gabadh: :-Ka…

Fariimo Jaceyl Oo Calaacal Ah” Ruuxii Dhab Kuu Jecel Waa Lala Dha-dhamiyaa”!!

Fariimo Jaceyl Oo Calaacal Ah” Ruuxii Dhab Kuu Jecel Waa Lala Dha-dhamiyaa”!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariimahan waxay ka turjumayaan xaaladaha ay ku jiraan dhallinyarrada,gaar ahaan marka ay haasaawayaan. Inaad wax jeclaato ama lagu jeclaado,ma ahan wax dambi ah ama wax lala yaabo,waana qeyb ka mid ah nolol maalmeedka noolaha caqliga leh. FARIIMO JACEYL OO CALAACAL AH:- Maxaa kugu dhacay MCN, ma miyirkaa laga maray,Ma illowday…

Fariimo Jaceyl : U Dir Qofka Xariirka Shukaansi Aad Lala Leedahay , Maqsuud Ayay Ka Dhigeysa

Fariimo Jaceyl : U Dir Qofka Xariirka  Shukaansi Aad Lala Leedahay , Maqsuud Ayay Ka Dhigeysa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Is-aaminaadda iyo Jaceylka, waa aas-aaska xiriir kasta oo guulleysta.Waa muhiim inaad noqoto qof fahamsan sidii uu guul uga gaari lahaa xiriirkiisa. Alcarabiya.com ayaa kuu soo xushay dhowr fariin qoraaleed oo aad u adeegsan karto siyaabo kala duwan. # Xiriirka, waa sida muraayadda oo kale.Haddii uu hal dhinac xoqmo ama ay…

U Dir Message-yadaan Dareenka Leh Qofka Jebiyay Qalbigaaga Ee Kaa Ilmeeysiiyay!!!

U Dir Message-yadaan Dareenka Leh Qofka Jebiyay Qalbigaaga Ee Kaa Ilmeeysiiyay!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Farrimahani waxay qusseeyaan qalbiyada wax jecel ee la ciilay ama la dhibaateeyay.Dadka la khiyaamay waa kuwa ugu badan ee uu dhibka ka soo gaaro Jaceylka. Alcarabiya.com ayaa kusoo xushay dhowr farriin oo marka aad xanaaqsan tahay u diri karto qofka ku qalbi jebiyay. Haddii aad heeyso gabayo,geeraaro ama sugaan kale oo…

XIKMAD: Ma Ogtahay Inuu Jiro Qof Ka Macaan Xaaskaaga/ Ninkaaga Oo Lala Noolaado??

XIKMAD: Ma Ogtahay Inuu Jiro Qof Ka Macaan Xaaskaaga/ Ninkaaga Oo Lala Noolaado??

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Noloshu kama maaranto maanweello iyo madadaallo.Sidaas darteed,Alcarabiya.coma ayaa halakn idiin kugu soo gudbineysa xikamado gaa-gaaban oo laakiin leh micno waa-weyn. Guubaabiye caan ah oo u khudbeynaya dadkiisa ayaa horey u yiri: Sanadihii ugu wanaagsanaa ee nolosheyda oo dhan waxaan ku qaatay gacmaha naag aan xaaskeyga aheyn. Dadkii daawadayaasha ahaa ayaa yaabay,halmar…

Dhambaal Qiiro Badan: I Jecelow Ama I Necbow Labaduba Dhiiggeyga Ayaa Ku Shaqeeya!!

Dhambaal Qiiro Badan: I Jecelow Ama I Necbow Labaduba Dhiiggeyga Ayaa Ku Shaqeeya!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariimaha la qoro waxay ka mid yihin waxaayabaha ugu badan ee uu qofka adeegsado dunidan casriga ah.Gaar ahaan, marka uu qofka ku Jiro jewi farxadeed ama mid colaadeed waxaa uu aad ugu baahdaa inuu dareenkiisa ku muujiyo qoraal. Haddaba, sida caadada aheydba, Alcarabiya.coma oo aad wax uga qorta arrimaha bulshada ayaa markan…

9 Dhambaal Oo Aad Dib Ugu Soo Ceshan Karto Jaceylkaaga Kaa Xanaaqay

9 Dhambaal Oo Aad Dib Ugu Soo Ceshan Karto Jaceylkaaga Kaa Xanaaqay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma dooneysaa inaad raali geliso jaceylkaaga,gabadh ama wiil,waxii uu doono ha ahaadee.Waa la gama maarmaan in qofka uu dib u soo ceshan karo lamaanahiisa marka la’isku dhaco ama si kooban la’issu khilaafo. Ogow,farriimaha Sorry-da ah waxay jilcisaa qalbiga bani’aadamka, gaar ahaan qofka uu kaala dhaxeeyo xiriir sokeeye. Waa dhaqan wanaagsan…

Baro Oo Yaan Lagaaga Hormarin Qaababka Ugu Fiican Ee Aad Qof Soomaali Ah U Dhihi Karto ” Dhalasho Wacan”

Baro Oo Yaan Lagaaga Hormarin Qaababka Ugu Fiican Ee Aad Qof Soomaali Ah U Dhihi Karto ” Dhalasho Wacan”

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maallinta dhalashada waa mid ka mid ah xilliyada ugu wacan oo uu hambalyo kaaga baahan yahay qof walbo oo aad si un xiriir ula leedahay,gaar ahaan lamaanahaaga. Si aad farxadda ula wadaagto qofka aad qiimaha u heyso ayay Alcarbiya.com kusoo koobtay dhambaallo kooban oo happy birthday ah.” Dhalasho Wacan”. QEYBTA 1-AAD #…

Si Aad U Hesho Qof Ku Jecel Kuguna Kalsoon, Waa Inaad Barataa 12-kan Dhambaal Ee Maandoorsika ah!

Si Aad U Hesho Qof Ku Jecel Kuguna Kalsoon, Waa Inaad Barataa 12-kan Dhambaal Ee Maandoorsika ah!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Erayada ugu badan ee ay lamaanayaashu isku dareen siiyaan jacelkoodu waa ka mid ah:Waan ku tebay. Waan kuu xiisay. IWM. Sidaas darteed,Alcarabiya.com ayaa kusoo xushay oraahyo mac-macaan oo aad ku dhalaallin karo qalbiga qofka aad isgaad-gaadka ku heyso. Waxaan u xiisay fariimahaaga. # Marka aan keli ahay,waxaan ku fikiraa inaan…

Page 2 of 3123