Home » Archives by category » Fariimo Jaceyl (Page 3)

Farriin Xal Keeni Karta Oo Loo Diro Laamanaha Marka Aad Isku Dhacdaan!!

Farriin Xal Keeni Karta Oo Loo Diro Laamanaha Marka Aad Isku Dhacdaan!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ma ahan arrin lala yaabo in isku-dhaca uu qeyb ka yahay xiriirka lamaanaha,laakiin waa wax fiican laga dheeraado buuqa iyo muranka si uu u bar-baaro Jaceylka. Si waliba,shabakaddan arrimaha bulshada ee Alcarabiya.com ayaa ku soo diyaarisay fariin gaaban oo aad jaceylkaaga ku muujin karto marka aad isku xanaaqdaan lamaanahaaga,waana hubaal…

Fariin jaceyl Oo Ka Tarjumeysaa Erayada ” Waan Ku Jeclahay”.

Fariin jaceyl Oo Ka Tarjumeysaa Erayada ” Waan Ku Jeclahay”.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jaceylku waa wax jira oo uu qof waliba si un u dareemo,-farriimaha la’issu diro waa Biyaha waraabiya qalbiyada lamaanaha is-doonaya ee dunida iska calmaday. DHAMBAALKAN waad adeegsan kartaa xilli waliba,waxaa uu ka tarjumayaa macanaha “WAAN KU JECLAHAY”¬†ama “I LOVE YOU” Xilli kasta iyo goor walba ayaa Alcarabiya.com kasoo dalban kartaa…

Page 3 of 3123