Home » Archives by category » Hindi

Katrina Iyo Gacaliyaheedii Hore Ranbir Oo Soo Dhameeyay Filimka Cusub Jaga Jasoos ,Garooma Ayaa La Dawanayaa Maxuuna Ku Saleysan Yahay?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxafadda Aflanata ee India ayaa soo daabacday sawirka kaartada filimka Jagga Jasoos ee ay soo wada wadaan aktarada kala kala ah Ranbir Kapoor iyo gacalisadiisii hore ee Katrina Kaif Filimkaas ayaa lagu wadaa in shineemooyinka India laga daawado 14-ka Bisha July ee sanadkaan 2017-ka Filimkaas Jagga Jasoos ayaa ah filim…

Xaysiiska Filimka Mubarakan Ee Uu Wado Arjun Kapoor Oo La Baahiyay ,Goorma Ayuu Soo Baxayaa Filimkaas ?.

Xaysiiska Filimka Mubarakan Ee Uu Wado Arjun Kapoor Oo La Baahiyay ,Goorma Ayuu Soo Baxayaa Filimkaas ?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxaafadda India ayaa baahisay sawirkii ugu horeeyay ee xayaysiiska filimka sida weyn loo sugayo ee Mubarakan ee uu soo wado aktartka caanka ah ee Arjun Kapoor . Filimkaas ayaa lagu wadaa in shiimooyinka India lagu daawado 28-ka June ee sanadkaan 2017-ka Sheekada filimkaan ayaa la xariirta laba gabdhood oo aad…

Katrina Kaif Oo Bajaqnimadeeda Ku Soo Bandhigtay Instagram-ka, Goorma Ayaana La Daawanayaa Filimkeeda Cusub Ee Jagga Jasoos

Katrina Kaif Oo Bajaqnimadeeda Ku Soo Bandhigtay Instagram-ka, Goorma Ayaana La Daawanayaa Filimkeeda Cusub Ee Jagga Jasoos

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Katrina Kaif ayaa barteeda instagram waxa ay soo dhigtay muuqaal iyada oo sameyneysa jimicsiga jirka. Layliye gaar ah ayaa siineysay casharada waxa ayna joogtay mid ka mid ah xarumaha lagu jimicsado ee dalka India Arinntaan ayaa imaaneysa xilli instagram-ka ay dhanka kale shaaca ka qaaday goorta la daawanayo filimkeeda cusub…

WIIL & AABIHIISA: Sunny Doel Oo Wiilkiisa Ka Caawindoono Filimkiisa Koowaad (Muxuu Ku Saabsan Yahay Filimkaan?

WIIL & AABIHIISA: Sunny Doel Oo Wiilkiisa Ka Caawindoono Filimkiisa Koowaad (Muxuu Ku Saabsan Yahay Filimkaan?

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wiilka uu dhalay Sunny Deol ee lagu magacaabo Karan Deol ayaa keenidoona filimkiisa koowaad ee Bollywood-kawaxaana filimkaan lagu magacaabaa Pal Pal Dil Ke Paas , waxaana filimkaan kasoo muuqandoona aabaha dhalay Aktarkaan. Filimkaan waxaa shaqadiisa oo dhan qabandoona  Zee Studios iyo Dharmendra, waxaana la wada sugayaa sida uu wiilka dhalay manaxaha Bollywood-ka Sunny…

BOX OFFIECE: Wacdaraha Filimka Baahubali 2 Oo Wali Laga Dareemayo Daafaha Caalamka & Lacagta Guud Ahaan Shaqeeyey Filimkaan

BOX OFFIECE: Wacdaraha Filimka Baahubali 2 Oo Wali Laga Dareemayo Daafaha Caalamka & Lacagta Guud Ahaan Shaqeeyey Filimkaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maalmihii ugu dambeeyey waxaa laga yaabanyahay filimka dhawaan gil gilay Masraxyada ee Bahuballi 2 kaasi oo loo maleeyo inuu la wareegidoono Box Office-ka. Filimka Baahubali 2  ayaa todobaadkiisa afaraad saaran tiyaatarada India waxaana filimkaan uu wali sameeynayaa ganacsi wanaagsan. S.S. Rajamouli filimkiisa ayaa shaqadiisa socotay ugu yaraan shan sano sababtoo…

Salmahn Khan Oo Soo Bandhigay Heesta Ku Jira Filimka Uu Soo Wado Ee Tubelight

Salmahn Khan Oo Soo Bandhigay Heesta Ku Jira Filimka Uu Soo Wado Ee Tubelight

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jilaaga caanka ah ee Salman Khan ayaa soo bandhigay heestiisa Radio ee ku jirta filimka uu soo wado ee Tubelight Filimkaas ayaa lagu wadaa in laga daawado shinoomiyinka India 23-ka bisha June ee sanadkaan 2017-ka Filimkaas ayaa ah nooca daraamaha loo yaqaan waxa uuna ka sheekeynaa qiso jacey oo nin…

Goorma Ayaa La Daawanayaa Filimka Tiger Zinda Hai Ee Ay Wadaan Katrina Kaif Iyo Salman Khan?.

Goorma Ayaa La Daawanayaa Filimka Tiger Zinda Hai Ee Ay Wadaan Katrina Kaif Iyo Salman Khan?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Atariishada reer Hindi ee Katrina Kaif ayaa barteeda Instagram soo dhigtay sawir uu kula jiro jilaaga caanka ah ee Salman Khan kaasi oo ay magaalada Dubai ee Imaaraadka carabta ku duubayaan filimkeeda cusub ee Tiger Zinda Hai Sida bogga Pinkvilla uu sheegayo labada aktar ayaa qeybta hore ee filinkaas waxa…