Home » Archives by category » Sheekooyin

Sheeko Jaceyl Oo Taxane Aah : Igu Waano Qaado , Qeybta 5-aad

Sheeko Jaceyl Oo Taxane Aah : Igu Waano Qaado , Qeybta 5-aad

Qeybta 5-aad, Intuu qosolay ayuu yidhi “Ummadda ummadda ayaad bartay, Naa haddaad dhib qabto, orod qeyli, dhawaaqaaga dadku ha maqlee?!. Haddii kale sidaan kuugu taliyo yeel?”. Intey gacanta ka qaaday garabkisii ayey tidhi “Uurkan adigaa ii yeelay, ee dhabar u yeelo wuxuu xeer ahaan la yimaado? Dhaqanka umadda wuxuu ka qabo…

Dhacdo : Aabahey Wuxuu Dhaar Ku Maray In Aan Guursan”

Dhacdo : Aabahey Wuxuu Dhaar Ku Maray In Aan Guursan”

Inkabadan 10sano ayaan laliitey culeyska labada waalid ee da’ada ah! Labadoodaba midna masoconkaro. Midkiiba wuxuu ubaahanyahey daryeel daawo, nafsiyan iyo fisitarbia intaba. Labadaba waxaay kor udhaafeen 70kii.! Sidoo kale baahiyo kala duwan ayuu leeyahey midkastaba iyo waqtiyo kala duwan oo loo adeego! Midkastana aniga ayuu isugayaa oo majiro qofkale oo…

Sheeko Jaceyl Oo Taxane Aah : Igu Waano Qaado , Qeybta 2-aad

Sheeko Jaceyl Oo Taxane Aah : Igu Waano Qaado , Qeybta 2-aad

Qaybta 2-aad : waxay la soo booday, “Weli waan kuu hamuun qabaayey maxaa ina kala irdheynayo sowtaan aheyn Gayaan is-doortay, sowtaan hadalkaagii maqalay, howraarsan ku idhi Gacaliye! sowtaan Qoyskii aan ka dhashay adiga kaa doortay, anigoo naftaad raali gelinayo sowtaan Wanla-weyn kuu raacay! Abaalkii aan kuu galayey miyaad maantay ka abaal…

Dhacdo Jaceyl Oo Xanbaarsan Qiso Cajiib Ah : Ilwaad Walgeey Dusha Ayaan Ka Ilaalsan Jiray !!!!

Dhacdo Jaceyl  Oo Xanbaarsan Qiso  Cajiib Ah : Ilwaad  Walgeey Dusha Ayaan Ka Ilaalsan Jiray !!!!

Weligayba dushaas ayaan ka ilaashan jiray İlwaad.İyadoo yar bay raggu jeedaalin jireen. İndheheeda gulucda leh iyo kubabkeeda kuus-kuusan ayay kolka horeba ishu qaban ogayd. Doob-guun markaan ahaa iyadu may qaan-gaadhin,sidaas darteed,intay koraysoba waa inaan sugaa.Kolkay toban jirsatay waxay ku dherersatay hablihii labaatan jirka ahaa. Galab anigoo suuqa weyn ee Burco…