Home » Archives by category » Talooyin Jaceyl

U Gaar Dumarka : Haddii Arimahaan Lagaa Helo Odaygaada Waa Ninka Ugu Nasiibka Iyo Farxadda Badan Dunida Ee Ku Dadaal

U Gaar Dumarka : Haddii Arimahaan Lagaa Helo Odaygaada Waa Ninka Ugu Nasiibka Iyo Farxadda Badan Dunida Ee Ku Dadaal

Xiriirkasta oo ka dhexeeya laba isqabta iyo laba isjecel wuxuu u baahan yahay in sida ukuntii oo kale loo dhowro,sida ubixii oo kale loo waraabiyo,islamarkaana laga ilaaliyo inuusan wiiqin. Isbedelada nolosha iyo cimiladuba bini aadamka wax cusub oo hor leh ayuu ka bartaa. Hadii aad aaminsan tahay in qof ku…

U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar

U Gaar Dumarka : Ragga Haweenka Sidaan U Dhaqma Aad Ayay Uga Fogaadaan Ee Taxadar

Qubarada arimaha qoyska ee alcarabiya.com ayaa warbixintaan ku soo koobaya dhowr arimood oo gabaryaheey kaa fogeyn kara ragga kana yeelaya kuwo ka cararaya. 1- Midda Codsiga Badan : waan ka xumahay , ninka kuu imaanaya xilliga aad doonto , una dhaqmaya sida aad filaneyso in uu u dhaqmo … ninka…

Talo : Habkaan Waa Sida Ugu Fudud Ee Lagu Kasban Karo Asxaab Wanaagsan

Talo : Habkaan Waa Sida Ugu Fudud Ee Lagu Kasban Karo Asxaab Wanaagsan

Saaxiibku waa xubin wanaagsan oo ay u baahan tahay naftaadu, xubintaasoo ah mid aad u baxsanayso markasta oo aad u baahato. Noloshu kama maaranto saaxiib wanagsan oo ku garab taagnaada, haddaba waxaa loo baahan yahay inaad ilaashato asxaabtaada ama aad dhaqato abuuratana asxaab kale oo wanagsan tayo iyo tirabana leh.…

Talo : 7-daan Qodob Waa Bur Buriyaha Jaceylka Qoyska Ee Lamaanayaasha Haka Fogaadaan

Talo : 7-daan  Qodob Waa Bur Buriyaha Jaceylka Qoyska Ee Lamaanayaasha Haka Fogaadaan

Nolsha Qoyska Waxaa Ku dhici Kara Cudurro Khatar Gelin Kara Jiritankeeda iyo Horu-markeeda Cuduradaas Qaarkood Waa Dilaa Oo Waxay Burbur iyo Khatar Ukeeni Karaan Jiritaankii Reerka Ama Waxay Wiiqi Karaan Horumarkii iyo Habsami Usocodkii Nolosha Qoyska Hadaba Qayb Kamid Ah Cuduradaas Asbaabaha Keena iyo Siyaabaha Loo Daaweyn Karo Ka Akhriso…

U Gaar Dumarka : Jaceylka Noocaan Ah Ragga Lagama Helo Waa Filimada Kaliya Ee Waqti Ha Isaga Lumin

U Gaar Dumarka : Jaceylka Noocaan Ah  Ragga Lagama Helo Waa Filimada Kaliya Ee Waqti Ha Isaga Lumin

Filimaanta Romantic ah ayaa door ka qaata in gabdhaha ay rajo beel ka qaadaan xariirka jaceyl iyadoo dhamaan wax waliba oo qalbigeeda jilicinaya ee dareemo ah ay ku jiraan shaashada Taleefishinka . Mana arkeysid mana maqleysid arimahaas , waxa ayna alcarabiya ku siineysaa xogta arintaas ee il gaar ah isaga…

Baro Sida Loo Raali Giliyo Lamaanahaaga, Qaabkaan Raac

Baro Sida Loo Raali Giliyo Lamaanahaaga, Qaabkaan Raac

Kulanti wacan oo wanaagsan dhamaantiimba saaxiibayaal,kuna soo dhawaada warbixin gaar ah oo aan todobaadkaan diiradda ku saarayo sida loo raali-geliyo Xaaskaaga/Ninkaaga, ama qofka uu idiinka dhaxeeyo xiriirka saaxiibtinimo,marka uu khilaaf idiin soo kala dhex-galo maadaama isku-dhaca uu qeyb ka yahay nolol maalmeedka dadka ama lamaanaha. Qof waliba waxuu jecelyahay nolol…