Home » Archives by category » Warbxinada Maanta

U Gaar Ragga : Arimahaan U Saamey Xaaskaada Waxa Ay Ka Qaadeysaaa Jaceyl Aan Dhamaad Laheyn

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ragga qaarkii ayaa u haysta in ka qoslinta iyo farxad gilinta haweenkooda tahay arin adag ama mustaxiil ah ee ninyahoow ogoow arimo yar ayaa farxadda haweeneyda kor u qaadaya, waa muhiim in aad tijaabiso liiskaas waana hubaal in aan dareemi doontid is bedel . 1- Marka ay dood idin dhexeyso…

Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 7-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 7-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

intii Sheekada iyo Kaftanku Socday Waxaa Dhowr Jeer Qolka Kusoo laalabtay Mid Kamid ah Kalkaaliyayaashii loogu Tala Galay inuu Howsheeda Caafimaad lasocdo Balse ku indho Daraan Daray Quruxda Ramlo, laakin Waa uu isbarqabtay Waxa uuna Niyadiisa u Sheegay ineeysan Deg Degsiimada Wanaagsaneyn, Xiligana aysan aheyn Waqti Ku Haboon in uu…

Fariin Jaceyl Oo Ku Haboon In Loo Diro Qof Aad Kala Fog Tihiin , Sabarku Waa Tiirka Adkeyn Kara Xariirkeena

Fariin Jaceyl Oo Ku Haboon In Loo Diro  Qof Aad Kala Fog Tihiin , Sabarku Waa Tiirka Adkeyn Kara Xariirkeena

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sabarku waa tiirka adkeyn kara waxa dhexdeena yaal, Waa wadada aan ku gaari garno mustaqbalka aan hiigsaneyno, Waa rajada kaliya xoojin kara inaan noqono qoys ka bilowda aniga iyo adiga Aaminsanaan…. Waa in aad iska dhaadhicisaa marxalada aad ku jirto inay waqtigeedu laga bixi doono, sababtoo ah cidlada waa tan…

Fariin Jaceyl : Markaan Ku Jeclaaday Ayaan Nafteyda Weydiiyay Waa Kuma Qofkaan Jeclaactay

Fariin Jaceyl : Markaan Ku Jeclaaday Ayaan Nafteyda Weydiiyay Waa Kuma Qofkaan Jeclaactay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Nafyahey waxaad tahey ubax ku beeran wadnaheyga, dhiiga halbowlaheyga kala shubaayo ayaana sida biyaha aad quudataa mana jirto cid kula waraabeysa. ¨ Sida ileyska ayaad wadnaha iiga abaartay sidaas oo ay tahay ma tihid mid sida ileyska qoraxda waayo ma gubeysid wadnaheyga aad dhex qaaday ee waxaad iftiin siineysaa wadna…

7 Arrimood Oo Raggu Ay Ka Doonayaan Xaasaskooda Iyo 7 SIR Oo Muhiim Ah In Dumarku Ay Ka Bartaan Ragga!!!

7 Arrimood Oo Raggu Ay Ka Doonayaan Xaasaskooda Iyo 7 SIR Oo Muhiim Ah In Dumarku Ay Ka Bartaan Ragga!!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

 Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka Ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Inta badan ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita inay ka wada-hadlaan waxyaabaha qarsoon. Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex…

U Gaar Dumarka : Arimo Yar Oo Farxad Waali Ah Aad Ku Siin Karto Gacaliyahaaga.

U Gaar Dumarka : Arimo Yar Oo Farxad Waali Ah Aad Ku Siin Karto Gacaliyahaaga.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xiriirkasta oo ka dhexeeya laba isqabta iyo laba isjecel wuxuu u baahan yahay in sida ukuntii oo kale loo dhowro,sida ubixii oo kale loo waraabiyo,islamarkaana laga ilaaliyo inuusan wiiqin. Isbedelada nolosha iyo cimiladuba bini aadamka wax cusub oo hor leh ayuu ka bartaa. Hadii aad aaminsan tahay in qof ku…

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Haweenka Oo Nugul Jaceylka Ninka Tilmaamahaan Leh , Iska Eeg Imisa Ayaad Ku Leedahay

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa la tilmaamaa in jaceylka ragga uu ku yimaado aragtida koowaad durbana uu jaceylka ku dhaco iyaga oo ka amar qaadanaya indhaha balse haweeneyda waa ka duwan tahay waxa ayna ninka ay jeclaaneyso ka raadisaa tilmaamo gaar ah oo muuqaalka kore ma eegaan . Warbixintaan ayay alcarabiya.com ku soo koobeysaa…

Farriin Jaceyl Oo Xod-xodasho Ah : Jaceylku Waa Dulqaad Iyo Naxariis

Farriin Jaceyl Oo Xod-xodasho Ah : Jaceylku Waa Dulqaad Iyo Naxariis

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo nafteyda adiga ayey ku tebeysan tahay oo ay kugu qanacsan tahay,iyadoo aanan ka fekereyn culeysyada imaan kara mustaqbalka,waayo nafteyda ayaa kuu dhego nugul, dhegaheyga waxa ay maqlaan ereyadaada oo keliya ,indhaheyguna aragtidaada waa u daawo ah. * Waa igu…

Sedex Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Sedex  Arinn Oo Ku Cadeyn Kara In Dhab Yahay Jaceylka Qofka Aad Wada Shakeeysiga Ku Jirtaan

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Gabdho?Wiilal badan ayaa ka wel wela sida dhabta ah oo ay ku ogaan karaan heerka uu gaarsiisan yahay jaceylka gacaliyahooda?gacalisadooda ay sheeko wadaag yihiin . Hadaba Alcarabiya.com ayaa ku soo koobeysa calaamado yar oo kuu cadeynaya heerka jaceyl ee uu gaarsiisan yahay gacaliyahaaga ?gacalisaadada Barashada Ehelkaada” haddii uu diyaar u…

Farriin jaceyl: Mararka Qaar Waan Iloobaa In Aan Ku Soo Salaamo Balse Hal Arin Ayaa U Saba ah .

Farriin jaceyl: Mararka Qaar Waan Iloobaa In Aan Ku Soo Salaamo Balse Hal Arin Ayaa U Saba ah .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

*Haddii aad soo kacdo qolkaaga oo mugdi ah , dhiigana meel waliba daadsan yahay , darbigana uu ruxmayo waligaa ha wel welin maxaa yeelay meel ammaan ah ayaad ku jirtaa waana qalbigeyga . * Waligeey ma tir tirin fariin kaa timid , waayo taasi waxa ay la mid tahay aniga…

Page 1 of 9123Next ›Last »