Home » Archives by category » Warbxinada Maanta (Page 2)

U Gaar Dumarka : Dabeecadahaan Ma Isku Aragtay ,Waxaad U Nugushahay In Odayga Uu Xaas Kale Kaa Raaco

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Wahsiga waa cudur qofka ka reeba wax yaabo badan oo wax tar uleh noloshiisa, dadka wahsiga badan ayaa ah kuwa inta badan aan waxba qabsan, inta badan dadka wahsiga badan ayaa afka go’aama ka gaara kadibna aan ku dhaqaaqin wax ficil ah, hadaba maanta waxaan idiin wadnaa astaamaha lagu garto…

Farriimo Jaceyl Oo Qalbiga Looga Soo Ridi Karo Qof Aad Jecashay , Xariirkeena Ma Aha Game Ama Eray La Iska Yiraahdo Iyo…

Farriimo Jaceyl Oo Qalbiga Looga Soo Ridi Karo Qof Aad Jecashay , Xariirkeena Ma Aha Game Ama Eray La Iska Yiraahdo Iyo…

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xayaati xalay dhan waan fikirayay markaas ayay Hal dhibic oo ilin ah iga soo dhacday , markaas ayaan weydiiyay oo aan iri maxaad banaanka ugu soo baxday , Dhibicdii ilinta aheyd waxa ay iigu jawaabtay waxaa jira qof aad u qurxoon oo indhahaada aad siiyay , marka aniga boos iigama…

U Gaar Dumarka : 6 Arimood Oo Ay Raggu Doonayaan Balse Aysan Dumarka U Sheegin

U Gaar Dumarka : 6 Arimood Oo Ay Raggu Doonayaan Balse Aysan Dumarka  U Sheegin

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita wadahalka. Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex marto sheego macaan ama in ay…

U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

U Gaar Ragga : 6-daan Arin U Sameey Xaaskaada Waa Hubaal Kun Jeer Ayay Kuu Mahad Celineysaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

1)Xaaskaaga ugu yeer magacba magaca uu ka wacan yahay, arintaasina waxa ay wax wayn ka tartaa kalsoonida iyo niyad wanaaga xaaskaaga. 2) marka aad ka timaado shaqada ama safar aad ku maqnayd waxa kula gudboon in aa haddiyad haba yaraatee u keento hadii aad wax kale awoodi waydo u keen…

Farrin Jaceyl Oo Calaal Ah : Waxaan Hamiyaa In Aan Noqdo Illintaada ,Hal Arin Ayaana U Sabab Ah .

Farrin Jaceyl Oo Calaal Ah : Waxaan Hamiyaa In Aan Noqdo Illintaada  ,Hal Arin Ayaana U Sabab Ah .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

* Qof walbo aan isku dayo in aan la Hadlo adigaan ku Moodaa mana aqaano sababta. *Aad iyo aad ayaan kuu Jeclahay waqti walbo adigaan kaa fakaraa dadku way ila yaabaan waqtigaan adiga kaa fakarayo!! * Farxadeydiyey aniga waan ku Jeclahay waxaan kuu Jeclahay sida aad u Jeceshahay nafsadaada oo…

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

6 Qaab Oo Looga Bogsado Jaceylka Ku Haya Ama Xiriir Bur-buray!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramadan Kariin akhristeyaal.Alcarabiya.com waxay isbuucan idiin soo bandhigtay qaabaka ugu fiican ee looga hari karo qof aad is-jeceshihiin ama uu xiriir idiinka dhaxeeyo. Markan, waxaan sidookale soo gudbineynaa sida ugu haboon ee looga soo kaban karo xanuunka ka dhasha kala tegga xiriirka jaceyl. 1) Saaxiibo badan ku yeelo baraha buslshada:…

U Gaar Ragga : Weli 9-kaan Eray Ma Ku Tiri Gacalisadaada , Waa Hubaal Farxad Waali Ayay Ka Qaadeysaa

U Gaar Ragga : Weli 9-kaan Eray Ma Ku Tiri Gacalisadaada , Waa Hubaal Farxad Waali Ayay Ka Qaadeysaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qodobada soo socda ninkii Xaaskiisa u sameeya waa uu ka dareemi doonaa muddo gaaban sida ay isu badasho, oo ay jacaylka ay u qabto uu laba jibaarto Saygeeda, Ragoow isku daya in aad si wanaagsan u Fahan taan Qodobadana una Dabaqdaan Shabakada Somlive.net kuu sahashay in ay ku soo gaarto…

Haddii Aad Fariintan U Dirto Gabar Ama Wiil Aad La Kullantay,Waxaa Idiin Bilaabanaya Jaceylkii Ugu Macaanaa!!

Haddii Aad Fariintan U Dirto Gabar Ama Wiil Aad La Kullantay,Waxaa Idiin Bilaabanaya Jaceylkii Ugu Macaanaa!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Fariintan hoose ee dareen kiciska ah waxaa loo adeegsan karaa qeyb kasta oo ka mid ah xiriirka lammaanaha,laakiin waxay ku wanaagsan tahay kadib kullanka labada qof. # Anigu marnaba ma iloobayo diirrimaadka” kuleylka” gacantaada marka aad taabato jirkeyga. # Waxaan doonayaa inaan sidaasi dareemo maalin iyo habeen walba. # Sidaas darteed,fadlan…

Haddii Aad 6-dan Salaan Subax Walbo U Dirto Jaceylkaaga,Waa Hubaal In Laguu Ooyi Doono!!

Haddii Aad 6-dan Salaan Subax Walbo U Dirto Jaceylkaaga,Waa Hubaal In Laguu Ooyi Doono!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Siyaabo iyo sababo kala duwan ayaa loo adeegsan karaa farriimaha,waana qaabka ugu wanaagsan ee la’isku salaamo. Farriimahan hoose waxaad u adeegsan karaa qof waliba oo uu wanaag kaala dhaxeeyo ama aad xitaa aqoon u leedahay. Haddii aad qoraalladan u direyso Jaceylkaaga,kadibna waxaad ku darsan kartaa erayada macan,sida, Waan ku jeclahay,Xayaati,…

Sugaan Macaan Oo Lagu Muujiyo Jaceylkaaga: Nuurkii Indhaha Iyo  Nafta Raaxadeedaay:!

Sugaan Macaan Oo Lagu Muujiyo Jaceylkaaga: Nuurkii Indhaha Iyo  Nafta Raaxadeedaay:!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waa hubaal in qof waliba uu qaab un u muujiyo dareenkiisa qof ahaaneed,marka uu ku jiro xaallad nololeed oo farxad iyo murugoba leh. Haddaba,Alcarabiya.com ayaa ku soo qortay mirahan oo ah hees uu ku luqeeyo fanaanka caanka ah ee Lafoole. Nuurkii indhaha iyo Nafta raaxadeedaayTaan nasiibka ku hamiyaayCalaf ineey u noqotaayKu nagaatay…