Home » Archives by category » Warbxinada Maanta (Page 3)

FARIIMAHA RAMADAANKA: Allow Ha Na Ciqaabin!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Mar kale, Ramadaan Mubaarak dhammaan muslimiinta gaar ahaan dadka Soomaaliyeed. Alcarabiya.com waxay ku soo gudbineysaa fariimaha la’iisu diro bishan barakeysan ee Soon. —————————————————————-      DAMBI DHAAF Ya Allah, aad ayay u badan yihiin dambiyadeena, Laakiin naxariistaada ayaan xad laheyn, Fadlan noo dambi dhaaf oo naga cafi khaladaadkeenna, Adiga ayaa leh…

Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 6-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Sheeko Jaceyl Taxane Ah :Qadarta Eebe Qofna Ha Ku Nicin Waayo Dunida Waa Ay Wareegtaa ,( Qeybta 6-aad ) Iyo Xaaji Tahriib

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramlo Waxaa isbitaalka Laga Seexiyay Sariir Loogu Talo Galay ineey Maalmo uun Kusii Nagaato inta Dhakhtarkii Ku Shaqada Lahaa Lasocodka Caafimaadkeeda uu Ka Fasaxayo Waxaana Maalmahaas Howlaheeda Caafimaad in ay Lasocdaan Loo Xilsaaray labo Kalkaaliye oo Midna Habeen Lagu qoray Kan Kalane Maalintii. Xili 10:00 Fiidnimo ah Ayeey Ramlo Kusoo…

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

3 Qaab Oo Xiriirka Loogu Jaro Qof Aad U Jeceshahay Si Waali Ah Balse Aadan Ka Helin Qiimeyntii Aad Mudneyd.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Sidee xiriirka loogu jiraa qof aad weli jeceshahay? Qodobkan waxaa uu ka hadlayaa sida looga haro ama xiriirka loogu jiro qof ay naftaadu u baahan tahay,balse laga yaabo in aadan ka helin qiimeyntii aad mudneyd. Dad badan ayaa sanado la dhibaatooda Jaceylka qof ay kala hareen ilaa ay gaarto inay…

Katrina Iyo Gacaliyaheedii Hore Ranbir Oo Soo Dhameeyay Filimka Cusub Jaga Jasoos ,Garooma Ayaa La Dawanayaa Maxuuna Ku Saleysan Yahay?.

Katrina Iyo Gacaliyaheedii Hore Ranbir Oo Soo Dhameeyay Filimka Cusub Jaga Jasoos ,Garooma Ayaa La Dawanayaa Maxuuna Ku Saleysan Yahay?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Saxafadda Aflanata ee India ayaa soo daabacday sawirka kaartada filimka Jagga Jasoos ee ay soo wada wadaan aktarada kala kala ah Ranbir Kapoor iyo gacalisadiisii hore ee Katrina Kaif Filimkaas ayaa lagu wadaa in shineemooyinka India laga daawado 14-ka Bisha July ee sanadkaan 2017-ka Filimkaas Jagga Jasoos ayaa ah filim…

Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Qoraalladaan Macsalaamada Ah Ayaa Loo Qoraa Lamaanaha Aad Kala Hareysaan Ama Saaxiibkaa Oo Safraya!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramaadan Kariim,waa mar kale iyo sheekooyinkeennii maalinlleha ahaa ee aad uga barateen Alcarabiya.com. Ku soo dhowaada, fariimo ku sabaabsan” Goodbye” ama ” Nabaday”. # Saaxiibtinnimada macanaheedu ma ahan inta ay la egtahay waqtiga la wada socday. – Ma ahan, inta shey aad aad ku bixisay ama aad ku heshay. – Ma…

U Dir Geeraarkaan Qofka Aad Dooneyso Ama Jeceshahay Laakiin Kugu Daadiyay!!

U Dir Geeraarkaan Qofka Aad Dooneyso Ama Jeceshahay Laakiin Kugu Daadiyay!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Marka aad dooneyso inaad qorto fariimo jaceyl waxaad u wajihi kartaa dhow nuuc.  Haddii aad dooneyso inaad lamaanahaaga ama qof aad jecehshay u dirto dhambaal calaancal ah, ku billow sidan Ka socoto naf kuu ooman Aboowe/Abaayo. marka hore iga guddoon salaan sidato saxansaxo roobeed kana udgoon badan barfuunka kaagana timid saableyda oo…

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

4 Sabab Oo Uu Qof Waliba U Raadiyo Guurka!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Guurka waa muhiim,waana wax ay ku hamiyaan inta badan bani’aadamkaoo dhan. Haddaba,Waa waxay sababta ay dadku u doonayaan Guurka? 1- UBAD KAA HARA:-Ujeedada guurka waa in lagu raaxeysto nolosha oo la dhalo carruur,si uusan meesha uga baxin tartanka dadka oo muhiim u ah jiritaan adduunka. 2-DHUFEYSI AAD KA GASHO SHEYDAANKA:Guurku…

Qormo xiiso leh: Waa Maxay Faa’idooyinka Jir, Maskax Iyo Awood Ee Jirkeennu Ka Helo Soonka.

Qormo xiiso leh: Waa Maxay Faa’idooyinka Jir, Maskax Iyo Awood Ee Jirkeennu Ka Helo Soonka.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Jirkeennu muxuu la kulmaa inta lagu jiro Ramadaanka (Warbixin xiiso leh) Waxaa inoo biloday 10 kii cisho ee ugu horreeyey bisha Barakaysan ee Ramadaan, waxaan mowduucan oo ka mid ah qormooyinkii Tusmada Nolasha uga hadli doonaa waxyaabo cajiib ah oo jirkeennu uu la darso inta aynnu soomannahay. Heerka 1-aad: (Maalinta…

5- Arin Oo Haweeneyda Ka Raadiso Ninka Ay Nolosha La Wadaagtay ,Haddii Lagaa Waayana Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa

5- Arin Oo Haweeneyda Ka Raadiso Ninka Ay Nolosha La Wadaagtay ,Haddii Lagaa Waayana Jaceylka Daaqadda Ayuu Ka Baxayaa

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Hadii aad boodi goobeyso in aa dogaato waxa ay dumarka doonayaan ka dib guurka waxa ay Alcarabiya ku siineysaa dhowr arin oo ay muhiim tahay in aad wax ka ogaato Kalgaceyl : haween waliba waxa ay baadi goobaan nin u muujiya macnaha dhabta ah ee Jaceylka kana qarin draeemihiisa Jaceyl…

Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramadaan Kariim ,inkastoo inta bisha barakeysan Ramdan lagu jiro ay yaraan doonaan warbxinada la xariira nolosha labada lamaane hadana warbixinatan waxaan ku soo qaadaneynaa qodob la xariira nolosoha labada lamaane iyo bisha soonka Hadaba ,Galmada afurka ka dib waxa ay leedahay dhibaatooyin iyadoo sida la ogsoon yahay qofka marka uu…