Home » Archives by category » Galmada

Maxaa Dhibaato Ah Oo Laga Dhexlaa Kulanka Sariirta Ee La Sameyo Ka Dib Afurka ?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ramadaan Kariim ,inkastoo inta bisha barakeysan Ramdan lagu jiro ay yaraan doonaan warbxinada la xariira nolosha labada lamaane hadana warbixinatan waxaan ku soo qaadaneynaa qodob la xariira nolosoha labada lamaane iyo bisha soonka Hadaba ,Galmada afurka ka dib waxa ay leedahay dhibaatooyin iyadoo sida la ogsoon yahay qofka marka uu…

U Gaar Dumarka: Gabaryaheey 4-taan Qalad Iska Ilaali Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

U Gaar Dumarka: Gabaryaheey 4-taan Qalad Iska Ilaali Marka Lagu Jiro Kulanka Naxariista

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Ninka Ma Aqrinayo Waxa Maankaada Ku Jira : gabaryaheey ogoow waa run in haweeneyda ka baqdo in ay toos ninkeeda ugala hadasho arin ku saabsan nolosha sariirta iyo sida ay wax u rabto balse haddii xittaa arintaas ku qabsato isku day in arintaas ka gudubto ninkaada sii tilmaan ku aadan…

Haweenka Oo Faa`ido Gaara Ah Ku Qaba Kulanka Sariirta , Daawo Bilaa Lacag Ah Ayay U Tahay .

Haweenka Oo Faa`ido Gaara Ah Ku Qaba Kulanka Sariirta , Daawo Bilaa Lacag Ah Ayay U Tahay .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Baaritaano ayaa sheegaya in kulanka sariira oo badan ay si weyn ugu wanaagsan tahay haweenka iyadoo tani ay door weyn ka qaadato sidii xubinta haweenka uga ilaalin lahaayeen jeermisyada yar ee Microbes iyo parasites kuwaasi oo wax yeeleeya xubinta haweenka . Qubarada ku xeel dheer xanuunada ku dhaca xubinta haweenka…

6 Dhibaato Oo Laga Dhaxlo SIIGADA Iyo Sababta Ay Dumarka Uga Cararaan Ragga Caadeystay Dhaqankan!! IS-JIR XAAJI!!

6 Dhibaato Oo Laga Dhaxlo SIIGADA Iyo Sababta Ay Dumarka Uga Cararaan Ragga Caadeystay Dhaqankan!! IS-JIR XAAJI!!

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Maqaalkan waa mid ka hadlayo caafimaadka,waxuuna qusseeyaa cid walbo oo ku howllan waxa uu diiradda saarayo oo ah” SIIGADA” ama” GACAN KU RAAXEYSIGA”. Kahor inta aanan abaarin dulucda mowdduucan,waxaa muhiim ah in laga jawaabo su’aasha ah: Waa Maxay SIIGO ama SIIGEYSI”?. SIIGEYSASHADU:” masturbation”waa habka uu qofka gacantiisa ugu raaxeysto, isagoo la ciyaaraya…

Ma Ka Sheeganeysaa Awood Yari Iyo Damac La`aan Kulanka Sariirta Ah ,4-taan Qodob Ayaa Kaa Caawinaya In Aad Ka Taqalusto .

Ma Ka Sheeganeysaa Awood Yari Iyo Damac La`aan Kulanka Sariirta Ah ,4-taan Qodob Ayaa Kaa Caawinaya In Aad Ka Taqalusto .

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxa jira rag badan oo ka sheegta rabitaan yari dhanka kulanka sariirta ah iyadoo waxa u sababta ahna ay qof waliba kan kale ay ka duwan tahay Balse qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa haatan soo koobeysa arimo ka caawin kara in aad arintaas ka gudubto haddii aysan dhicinna waxaan…

Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Waqtigee Ugu Fiican Kulanka Naxariista ,Maxaana Laga Dhexlaa Oo Faa`idooyin Ah?.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Lamane waliba waqti ayaa u wacan , qaarkood waxa ay aamisnan yihiin in kulanka naxariista uu wacan yahay aroortii ,qaarna galabtii qarnaa habeenki Balse haatan qubarada alcarabiya.com ayaa xuseysaa in waqtiga ugu wacan ee kulanka sariirta ay tahay aroortii waxaana u sabab ah faa`idooyin caafimaad oo ku jira waqtigaas Faa`idooyinka…

Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

Madaxa Ma Ku Xanuunaa Ka Dib Kulanka Naxariista, Xal Ayaan Ku Haynaa.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Waxaa jira lamanayaal badan oo ka  sheegta madaxa weerar durba marka ay ka dhamaadaan kulanka naxariista Hadaba qubarada arimaha qoyska ee Alcarabiya.com ayaa ku siinaya talooyin yar oo aad kaaga caawinya in aad ka taqalusto arintaas Ma og tahay aqriste marka lagu jiro kulanka naxariista in jirkaada uu weynayo qaddar…

Faa`ida Noocee Ah Ayay Xulbada U Leedahay Xariirka Naxariista Ee Labada Lamaane

Faa`ida Noocee Ah Ayay Xulbada U Leedahay Xariirka Naxariista Ee Labada Lamaane

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Xulbada Qallan ama in lagu darsado cunooyinka am in cabitaan ahaan loo qaato ayaa jirka siisa fir fiircooni, waxa ayna la dagaalantaa qaboow ku yimaada labada lamaane ( kulanka oo laga caajiso). Xulbada ayaa sara u qaada awoodda galmo ee ninka iyo naagtaba iyadoo sara u qaadda shaqada wareegga dhiigga…

Wax Yaabaha Awooda Kulanka Sariirta Xoojiya Iyo Diinta Waxa Ay Ka Qabto.

Wax Yaabaha Awooda Kulanka Sariirta Xoojiya Iyo Diinta Waxa Ay Ka Qabto.

Share widget is not set up. Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Share Items widget into Archive-Share Widget Zone

Qeybta koowaad : arrimo dabiici ah, sida qeyb ka mid ah cuntada , dhirta iyo wixii kale , dhibna kuma jirto adeegsida waxyaabahaasi,hadii la cadeeyo inuu dhib u leeyahay jirka waa laga fogaanayaa , sida Xadiithka Nabigeena Muxamed NNKH laga weriyay oo ah (dhib ma jiro ,isdhibid-na ma jirto) waxaa…